Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Sheekh Cali Wajiis ““Cid kasta oo dowladnimada jirta la dagaalamaysa waa fallaago iyo argagixisada”
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Sheekh Cali Wajiis, oo ka mid ah la-taliyaasha madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa hadal adag ka soo saaray dadka iyo kooxaha ka horjeeda dowladnimada Soomaaliya. Sheekh Cali Wajiis ayaa sheegay in cid kasta oo la dagaallanta dowladnimada jirta loo aqoonsan karo fallaago, isagoo ku tilmaamay in ay la xukun yihiin kooxaha argagixisada... The post Sheekh Cali Wajiis ““Ci

Reader briefing
Article context
What happened
- Sheekh Cali Wajiis, an advisor to President Xasan Sheekh, made strong statements regarding individuals and groups opposing the Somali government, labeling them as rebels and terrorists.
Key claims
- Sheekh Cali Wajiis stated that anyone fighting against the current government of Somalia can be recognized as a rebel and associated with terrorism.
Source limitations
- The article does not include responses from those criticized by Sheekh Cali Wajiis.
- Claims made by Sheekh Cali Wajiis are not independently verified.
- The article does not provide details on the reactions of the government or other political entities.
Reader takeaway
Sheekh Cali Wajiis's remarks reflect a hardline stance against opposition to the Somali government.
What remains unclear
- What specific actions does the government plan to take against those labeled as rebels?
- How do opposition politicians plan to respond to Sheekh Cali Wajiis's statements?
- What evidence supports the claims made by Sheekh Cali Wajiis regarding terrorism?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Sheekh Cali Wajiis, oo ka mid ah la-taliyaasha madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa hadal adag ka soo saaray dadka iyo kooxaha ka horjeeda dowladnimada Soomaaliya.
Sheekh Cali Wajiis ayaa sheegay in cid kasta oo la dagaallanta dowladnimada jirta loo aqoonsan karo fallaago, isagoo ku tilmaamay in ay la xukun yihiin kooxaha argagixisada ah.
“Cid kasta oo dowladnimada jirta la dagaalamaysa waa fallaago, argagixisada ayey la xukun tahay, waana dil aan ka shaki lahayn,” ayuu yiri Sheekh Cali Wajiis.
Hadalka Sheekh Cali Wajiis ayaa si gaar ah u taabanaya doodda ka taagan cidda loo aqoonsan karo inay ka horjeeddo dowladnimada iyo sida loola macaamilayo xubnaha ka hor-yimaada qorshooyinka dowladda dhexe.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Raxanreeb Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.