Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Sheekh SHARIIF: Xasan Sheekh wuxuu si cad ugu bareeray shirqoolo siyaasadeed
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya uu si cad ugu bareeray shirqoolo siyaasadeed xilli uu maanta si adag u cambaareeyay duqeyn uu sheegay in lagu bartilmaameedsaday guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed. Shariif ayaa sheegay in dhacdada guriga Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub) ay [R

Reader briefing
Article context
What happened
- Former President Shariif Sheikh Ahmed accused current President Hassan Sheikh of orchestrating political conspiracies, particularly in relation to an airstrike targeting the home of former police chief General Mahad Abdirahman Aadan.
Key claims
- Former President Shariif Sheikh Ahmed accused current President Hassan Sheikh of orchestrating political conspiracies.
- Shariif stated that an airstrike targeted the home of former police chief General Mahad Abdirahman Aadan.
- He described the airstrike as a premeditated crime aimed at assassinating General Mahad.
- Shariif expressed concern over the impact of such actions on public trust and international support for security institutions.
Source limitations
- The article primarily reflects the views of former President Shariif Sheikh Ahmed without presenting a response from President Hassan Sheikh.
- Claims regarding the airstrike and its implications are based solely on Shariif's statements.
- No independent verification of the airstrike or its intended targets is provided.
Reader takeaway
The article presents serious accusations from a former president regarding the current administration's actions without independent verification.
What remains unclear
- What evidence supports Shariif's claims about the airstrike being a political conspiracy?
- How has the government responded to these accusations?
- What are the potential implications for public trust in security institutions?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya uu si cad ugu bareeray shirqoolo siyaasadeed xilli uu maanta si adag u cambaareeyay duqeyn uu sheegay in lagu bartilmaameedsaday guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.
Shariif ayaa sheegay in dhacdada guriga Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub) ay tahay tii ugu dambeysay ee shirqooladda siyaasadeed ee Madaxweyne Xasan Sheekh uu sida weyn u abaabulay, sida uu ku yiri war-saxaafadeed uu soo saaray.
“Kani waa fal-dambiyeed abaabulan oo loogu talagalay in lagu khaarajiyo taliyihii hore ee ciidanka Booliska Asluubta Soomaaliyeed Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan,” ayuu Shariif ku yiri qoraalkiisa.
Sidoo kale waxa uu nasiib-darro ku tilmaamay “in markii uu fashilmay hadafkii laga lahaa duqeyntaas wuxuushnimada ahayd” ay dowladdu isku-daydo in bulshada marin habaabiso, si looga dhuunto xilkasnimada darrada ficilkaas guracan.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Caasimada Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.