Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Shil dhisamasho sababay oo ka dhacay Garoowe
Hal qof ayaa ku dhintay shil gaari oo maanta ka dhacay dhanka bari ee magaalada Garoowe, gaar ahaan aaga loo… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Hal qof ayaa ku dhintay shil gaari oo maanta ka dhacay dhanka bari ee magaalada Garoowe, gaar ahaan aaga loo yaqaan SABCO.
Shilka waxaa sababay gaari Probox ah iyo gaari Iskarogo ah oo isku dhacay, waxaana halkaas ku dhintay darawalkii gaariga yar, kaas oo meydkiisa la geeyay isbitaalka guud ee Garoowe.
Saddexdii bilood ee u dambeeyay waxaa Garoowe iyo agaarkeeda ka dhacay ku dhawaad 10 shil oo khasaare sababay, waxaana xusid mudan in ay badankood ka dhaceen aaga beri ee magaalada, islamarkaana ay badankood sababeen baabuurta yar yar ee loo yaqaan Probox.
Shilalka badan ee ku soo badanaya caasimadda Puntland iyo agaarkeeda ayaa badankood loo aaneeyo khibrad yarida wadayaasha gaadiidka.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.