Sidee nucaaradka uga falceliyeen kulamada uu Xasan la yeelanayo Beelaha Muqdisho?
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo kamid ah xubnaha mucaaradka ayaa si adag uga falceliyay kulamada uu Madaxweyne Xasan Sheekh bilaabay inuu la yeesho beelaha Soomaaliyeed ee deggan magaalada Muqdisho, kadib markii uu labadii cisho lasoo dhaafay beelo kala duwan ku qaabilay xarunta madaxtooyada. Warsame ayaa sheegay in Madaxweynuhu dareemay culeys s

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo kamid ah xubnaha mucaaradka ayaa si adag uga falceliyay kulamada uu Madaxweyne Xasan Sheekh bilaabay inuu la yeesho beelaha Soomaaliyeed ee deggan magaalada Muqdisho, kadib markii uu labadii cisho lasoo dhaafay beelo kala duwan ku qaabilay xarunta madaxtooyada.
Warsame ayaa sheegay in Madaxweynuhu dareemay culeys siyaasadeed oo xoogan, isla markaana ujeedkiisa uu yahay inuu beelaha Muqdisho taageero uga raadiyo qorshihiisa ku aadan muddo kororsiga halka sano ee ay weli diidan yihiin Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed.
“Ninkii ku adkeysanayay inuu sharci darro ku sii joogi karo xukunka, isla markaana aanay jirin cid awood u leh inay ka hortagto, ayaa maanta bilaabay kulamo gaar-gaar ah oo uu la yeelanayo beelaha Muqdisho, isaga oo taageero ugu raadinaya muddo-kororsiga halka sano ah ee sharcidarida ah, kana cabsanaya abaabulka mucaaradka,” ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.
Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka oo dhammaystiran;-
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Caasimada Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.