Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐๐ฒโ๐๐๐๐ ๐๐จ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ฅ๐ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐๐ฒ ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฆ๐๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐.
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha Sare ee Culimada Soomaaliyeed, Sheekh Aadan Abuukar Cusmaan (Sheekh Suufi Yare), iyo xubno ka tirsan Culimada Soomaaliyeed. Kulanka waxaa diiradda lagu saaray xaaladda baniโaadannimo ee dalka, iyo sidii Culimadu kaalin muuqata uga qaadan lahaayeen

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha Sare ee Culimada Soomaaliyeed, Sheekh Aadan Abuukar Cusmaan (Sheekh Suufi Yare), iyo xubno ka tirsan Culimada Soomaaliyeed.
Kulanka waxaa diiradda lagu saaray xaaladda baniโaadannimo ee dalka, iyo sidii Culimadu kaalin muuqata uga qaadan lahaayeen wacyigelinta bulshada, diyaar-garowga iyo yareynta khataraha ka dhasha fatahaadaha iyo saadaasha El Niรฑo.
Ugu danbeyn, Guddoomiye Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa Culimada ugu baaqay inay xoojiyaan doorkooda bulshada, maadaama ay laf-dhabar u yihiin bulshada Soomaaliyeed, isla markaana ay bulshada gaarsiiyaan farriimo joogto ah oo ku saabsan is-caawinta, feejignaanta iyo diyaar-garowga xilliyada ay jiraan khataraha musiibooyinka.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkastaโs monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkastaโs monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Somali National TV
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.