Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Taariikh Nololeedkii Nabi Muxammad ﷺ: Agoon Noqday Rasuul Dunida Gaadhay
W/Q Cabdikariim Xaaji Cabdi Buux Taariikhda aadamaha waxaa ku yar shakhsiyaad saamayn qoto dheer oo waarta ku yeeshay dunida sida Nabi Muxammad ﷺ. Taariikhdiisu waa mid si gaar ah u xusuus mudan, ma aha oo keliya sababta oo ah wuxuu noqday hoggaamiye diimeed iyo shakhsiyad taariikhi ah oo saamayn weyn leh, balse sidoo kale waxay... The post Taariikh Nololeedkii Nabi Muxammad ﷺ: Agoon Noqday Rasuul

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
W/Q Cabdikariim Xaaji Cabdi Buux
Taariikhda aadamaha waxaa ku yar shakhsiyaad saamayn qoto dheer oo waarta ku yeeshay dunida sida Nabi Muxammad ﷺ . Taariikhdiisu waa mid si gaar ah u xusuus mudan, ma aha oo keliya sababta oo ah wuxuu noqday hoggaamiye diimeed iyo shakhsiyad taariikhi ah oo saamayn weyn leh, balse sidoo kale waxay ku bilaabatay nolol ay hareeyeen agoonnimo iyo duruufo adag, halkii ay ka bilaaban lahayd maal, mansab, waxbarasho rasmi ah ama awood.
Carruurnimadii Agoonimada
Nabi Muxammad ﷺ wuxuu ku dhashay Makah qarnigii lixaad, wuxuuna ka dhashay qabiilka Quraysh. Aabbihii, Cabdullaahi bin Cabdil-Muddalib, wuxuu geeriyooday ka hor dhalashadiisa. Sidaas darteed, Nabi Muxammad ﷺ wuxuu dunida yimid isagoo aabbihii ka geeriyooday.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Wardheer News
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.