Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Waa kuma ninka Fahad uu sida dadban u sheegay in uu ka dambeeyey qaraxii taliya Shub?
Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimihii hore ee Hay’adda NISA, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo soo saaray qoraal xasaasi ah ayaa ka hadlay qaraxii ka dhacay guriga taliye Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub) ee degmada Doolow, isaga oo tilmaam ka bixiyay cidda ka dambeysay dhacdadaasi. Fahad Yaasiin ayaan si toos ah u magacaabin shaqsiga uu ku eedeynayo, […] The post Waa kuma ninka Fa

Reader briefing
Article context
What happened
- Fahad Yaasiin Xaaji Daahir released a statement suggesting that a former deputy of the NISA director was involved in the attack on Taliye Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub) in Doolow. The Somali government has denied involvement in the attack.
Key claims
- Fahad Yaasiin Xaaji Daahir suggests that a former deputy of the NISA director, who is now the Speaker of the House, was involved in the attack on Taliye Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub).
- Fahad claims that the attack was conducted using a drone.
- Cabdirashiid Jilley, a member of parliament, accuses Fahad of previous misconduct.
- The Somali government denies involvement in the attack, attributing the explosions to materials being prepared at a house.
Source limitations
- The article does not provide independent verification of Fahad's claims.
- There is no response from the accused individual regarding the allegations.
- The article lacks details on the official investigation into the attack.
Reader takeaway
Fahad Yaasiin's allegations against a prominent political figure highlight ongoing tensions within Somali politics.
What remains unclear
- What evidence supports Fahad's claims about the involvement of the Speaker of the House?
- What are the implications of the accusations for the political landscape in Somalia?
- What is the status of the official investigation into the attack?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimihii hore ee Hay’adda NISA, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo soo saaray qoraal xasaasi ah ayaa ka hadlay qaraxii ka dhacay guriga taliye Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub) ee degmada Doolow, isaga oo tilmaam ka bixiyay cidda ka dambeysay dhacdadaasi.
Fahad Yaasiin ayaan si toos ah u magacaabin shaqsiga uu ku eedeynayo, balse wuxuu tilmaamay in weerarka oo loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (Drone) uu hoggaamiyay nin horay usoo noqday ku-simaha Taliyaha NISA, isla markaana mar kale noqday ku-simaha Madaxweynaha Soomaaliya. Sida muuqata waa guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo soo maray xilalkaas, sidoo kalena saaxib la ah dowladda Turkiga.
Waxaa kale oo uu Fahad ku andacooday in ninkaas uu horay u weeraray siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, isaga oo markaas ku sime ka ahaa Taliska Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka. Marka la eego, labada tilmaam, waxay u egtahay in Fahad ka hadlayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo sidoo kale aad ugu dhow dowladda Turkiga.
“Mar ayuu noqday Ku-simaha Taliyaha Nabad Sugidda, wuxuu hoggaamiyey weerarkii guriga Cabdiraxman Cabdishakuur. Mar labaad ayuu Ku-sime u noqday Madaxweyne xeer dhaaf ah, haddana wuxuu hoggaamiyey weerarkii Drone-ka ee Degmada Dooloow ee lagu shirqoolay Taliye Mahad Cabdiraxmaan (Shub),” ayuu Fahad Yaasiin ku yiri qoraalkiisa.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Caasimada Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.