Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
WAR DEG DEG AH: Ciidamada Soomaaliya iyo Turkiga oo soo Furtay Markabka MV Latuf.
Sabti, 29, August 2026 {HMC} Ciidanka Badda Turkiga oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙 oo burcad-badeeddu 17-kii Agoosto 2026 ka afduubteen aagga xeebta Jifle ee degmada Eyl, gobolka Nugaal. Ciidamada ayaa wareegay Markabka kaas oo hadda u socdaalaya si nabad ah. HOOS KA DAAWO MUQAALKA The post WAR DEG DEG AH: Ciidamada Soomaaliya iyo Tu

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Sabti, 29, August 2026 {HMC} Ciidanka Badda Turkiga oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙 oo burcad-badeeddu 17-kii Agoosto 2026 ka afduubteen aagga xeebta Jifle ee degmada Eyl, gobolka Nugaal. Ciidamada ayaa wareegay Markabka kaas oo hadda u socdaalaya si nabad ah.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA
The post WAR DEG DEG AH: Ciidamada Soomaaliya iyo Turkiga oo soo Furtay Markabka MV Latuf. appeared first on HMC Somalia News .
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.