Warakii u danbeeyay xaaladda magaalada Baydhabo iyo abaabul dagaal oo socda
May 30(Jowhar)Xaalada Magaalada Baydhaba ayaa degan iyadoo Taliska Ciidanka Dowlada Somaliya gaar ahaana Booliiska, nabad sugida iyo Melletariga si rasmi ah gacanta ugu hayaan. Taliye ku xigeenka Ciidanka dhulka Sareeye Guuto Abdullaahi Cirro ayaa Saraakiisha ku amray in ay adkeeyaan nabad gelyada kana hortagaan cid kasta oo carqaladaynaysa. Hogaamiyaha KMG ee KGS Jibriil Abdirashiid Xaaji […

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
May 30(Jowhar)Xaalada Magaalada Baydhaba ayaa degan iyadoo Taliska Ciidanka Dowlada Somaliya gaar ahaana Booliiska, nabad sugida iyo Melletariga si rasmi ah gacanta ugu hayaan.
Taliye ku xigeenka Ciidanka dhulka Sareeye Guuto Abdullaahi Cirro ayaa Saraakiisha ku amray in ay adkeeyaan nabad gelyada kana hortagaan cid kasta oo carqaladaynaysa.
Hogaamiyaha KMG ee KGS Jibriil Abdirashiid Xaaji ayaa la filayaa galabta in uu kormeero dhufaysyada Ciidanka ee Magaalada Baydhaba ee Caasimada KMG ee KGS.
Dhaarinta Xildhibaanada Golaha Wakiilada KGS ayaa Gelinka dambe la filayaa in ay ka dhacdo Baydhaba, haddii aysan wax isbedelin.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Jowhar
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.