Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Wariye Shucayb Daad oo lagu xiray Boosaaso
Laamaha amniga Puntland ayaa maanta magaalada Boosaaso ku xiray wariye Shubayb Daad Maxamuud oo ka mid ahaa wariyayasha ka howlgala… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Laamaha amniga Puntland ayaa maanta magaalada Boosaaso ku xiray wariye Shubayb Daad Maxamuud oo ka mid ahaa wariyayasha ka howlgala deegaannada Puntland, gaar ahaan gobolka Bari.
Xiriga wariyaha waxaa xaqiijisay warbaahinta uu ka shaqeeyo ee Sahal Cable TV, waxayna war ay soo saartay ku tiri “wariye Shucayb Daad ayaa hada lagu xiray magaalada Boosaaso, waxaana xiray hay’adda PISA”.
Xariga wariye Shucayb Daad wuxuu u soo beegmay, iyada oo ay jiraan walaacyo isa soo taraya oo la xiriira caqabadaha ay wajahaan wariyeyaasha ka howlgala deegaannada Puntland.
Waa wariyihii saddexaad oo ay Puntland xirto muddo todobaadyo gudahood iyo kii labaad oo Boosaaso lagu xiro, kuwaas oo aysan jirin eed rasmi ah oo loo soo jeediyay.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.