Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Wasiir Cali Xoosh oo jawaab kulul siiyay madaxweyne Saciid Deni
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa si adag ugu jawaabay madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni oo jeediyay khudbad xasaasi ah oo uu kaga hadlay khilaafka kala dhexeeya Villa Somalia. Saciid Deni ayaa shaaca ka qaaday in meesha laga saaray dastuurkii heshiiska lagu wadaa […] The post

Reader briefing
Article context
What happened
- Minister Cali Xoosh issued a strong response to President Saciid Deni's speech about the conflict with Villa Somalia.
Key claims
- Minister Cali Xoosh responded critically to President Saciid Deni's speech regarding the conflict with Villa Somalia.
- President Saciid Deni stated that Puntland will manage its constitution independently.
- Cali Xoosh accused Deni of misunderstanding the federal system and damaging national unity.
- Cali Xoosh claimed that Deni's remarks reflect anti-Somali sentiment.
Source limitations
- The article does not include a response from President Saciid Deni to Cali Xoosh's remarks.
- Claims made by both officials are not independently verified.
- The article relies on statements from the involved parties without external confirmation.
Reader takeaway
The exchange highlights ongoing tensions between Puntland and the federal government of Somalia.
What remains unclear
- What specific actions will Puntland take regarding its constitution?
- How will the federal government respond to the statements made by both officials?
- What are the implications of this conflict for the broader political landscape in Somalia?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa si adag ugu jawaabay madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni oo jeediyay khudbad xasaasi ah oo uu kaga hadlay khilaafka kala dhexeeya Villa Somalia.
Saciid Deni ayaa shaaca ka qaaday in meesha laga saaray dastuurkii heshiiska lagu wadaa ahaa, isla markaana Puntland ay u dhaqmeyso si madax bannaan.
Sidoo kale, wuxuu tilmaamay in cid aan ahayn Puntland aysan ka shaqeyn karin maamulkaasi, isla markaana mas’uuliyiinta kasoo jeeda Puntland ee ku jira Dowladda Federaalka ay yihiin dad shaqo tegay, sida uu hadalka u dhigay.
“Soomaaliya Ilaahey xaalkeeda ha sahlo wixii heshiiska lagu ahaa waa la laalay dowladda Puntland-na waxay go’aan qaadatay inay dastuurkeeda iyo dowladnimadeeda iyadu ay maamulan doonto. Taas waxay keeneysaa cid aan Puntland ahayn awood uma leh dalkan inay ka shaqeyso,” ayuu yiri Deni.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Caasimada Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.