Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Wasiir Fiqi oo abaabul ciidan ka wada deegaamo katirsan Shabeellaha Dhexe.
Wasiirka Gaashaandhigga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka…

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Wasiirka Gaashaandhigga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka…
Wasiirka Gaashaandhigga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi , oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud , ayaa kormeer shaqo ku tegay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka iyo ciidamada deegaanka ee ku sugan deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Wasiirka ayaa ciidamada ku bogaadiyey geesinimada, naf-hurnimada iyo guulaha ay ka gaareen hawlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab, isagoo ku dhiirrigeliyey inay sii laba jibbaaraan dadaallada lagu ciribtirayo kooxda, si loo xaqiijiyo nabadda iyo amniga dalka.
Sidoo kale, Wasiirka ayaa caddeeyey in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka go’an tahay xoojinta taageerada la siiyo ciidamada, isla markaana la dardargelinayo hawlgallada ka socda furimaha dagaalka si loo xoreeyo deegaannada ay weli ku sugan yihiin Al-Shabaab.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Horseed Media
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.