Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali ayaa kulan doceed la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Arrimaha Socdaalka iyo Jaaliyadaha Masaarida ee Dibadda ee Jamhuuriyadda Carabta Masar Dr. Badr Abdelatty, intii uu socday Shirka Wasiirrada Afrika iyo Kuuriya ee ka socda magaalada Seoul. Labada Wasiir ayaa
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali ayaa kulan doceed la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Arrimaha Socdaalka iyo Jaaliyadaha Masaarida ee Dibadda ee Jamhuuriyadda Carabta Masar Dr. Badr Abdelatty, intii uu socday Shirka Wasiirrada Afrika iyo Kuuriya ee ka socda magaalada Seoul.
Labada Wasiir ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga istaraatiijiga ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Masar, iyo sidii loo sii horumarin lahaa wada shaqeynta dhinacyada ay labada dal danaha wadaagga ah ka leeyihiin.
Wasiir Cabdisalaan ayaa sidoo kale uga mahadceliyey dowladda Masar taageerada joogtada ah ee ay siiso midnimada, madaxbannaanida, wadajirka dhuleed iyo hay’adaha qaran ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Somali National TV
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.