Topic
Warkasta is tracking soomaaliya across 89 reports from 7 sources. Recent coverage touches dowladda, askari, and cusub, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa ka qeybgalay furitaanka madal dood-wadaag ah oo ku saabsan xiriirka dhinacyada kala duwan ku dhisan ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Türkiye. Guddoomiye Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in xiriirka cusub ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Türki

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku tagay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, halkaasi oo ay ku sugnaayeen cutubyo ka tirsan Guutada 21-aad ee Gorgor, kuwaas oo dhowaan soo dhammaystay tababar heer sare ah. Madaxweyne […]

Dhacdooyinka la xiriirra dadka loo dilo aanada qabiilka ayaa muddaba ka jirtay deegaannada Soomaalida, waxaase dadka aad uga nixiyay ayaa ah, erayada uu ku dalbanayay ninkan dhalinyaradada ah in la sii daayo kahor dilkiisa.

LIANYUNGANG, Shiinaha — Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa Khamiistii ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah ee Iskaashiga Amniga Shacabka 2026, oo lagu qabtay magaalada Lianyungang ee dalka Shiinaha. Madasha ayaa waxaa ka qeybgalaya in ka badan 2,100 qof oo ka kala socda 139 dal iyo gobol, iyo sidoo kale […]

SEOUl, Kuuriyada Koonfureed — Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa kulan kula yeeshay Seoul Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB), Dr. Sidi Ould Tah, iyagoo ka wada hadlay dib-u-habaynta maaliyadda Soomaaliya iyo fursadaha maalgashi. Kulanka ayaa ka dhacay magaalada Seoul, halkaas oo uu Wasiir Biixi kaga qaybgalayo shirka Wasiirrada Maaliyadda Afri
Rome, Talyaaniga – 9 Sebteembar 2026: Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Xasan Aadan, ayaa magaalada Rome kulan heer sare ah kula yeeshay Agaasimaha Guud…
Muqdisho, Soomaaliya – 9 Sebteembar 2026: Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xafiiska Qaramada Midoobay ee Adeegyada Mashaariicda (UNOPS) ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixday Heshiiska Dalka Martida loo yahay (Host…

Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} Maleeshiyaad Hubeysan ayaa xadka Gobollada Sh/dhexe iyo Hiiran waxa ay ku dileen Alle ha u naxariistee Axmed Shire Xuseen oo ka tirsanaa Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed. Axmed ayaa la sheegay in uu ku sii jeeday Gobolka Hiiran ka dib fasax uu ka qaatay taliskii uu ka tirsanaa ee Ciidanka Xooga dalka […] The post Askari ka tirsan Ciidanka Malatariga Soomaaliya oo A
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa maanta khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka 8-aad ee Kuuriya iyo Afrika, kaas oo ka dhacay magaalada Seoul ee caasimadda…

Seoul, Kuuriyada Koonfureed – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa maanta khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka 8-aad ee Kuuriya iyo Afrika, kaas oo sanadkan hal-ku-dhig looga dhigay “Ka Faa’iidaysiga Garaadka Macmalka ah iyada oo loo adeegsanayo Horumarinta Kaabeyaasha Dhaqaalaha si loo Dardargeliyo Isbeddelka Afrika.” Shirka oo k

MUQDISHO — Ciidamada Badda Turkiga ayaa sheegay inay hawlgallo ilaalin iyo galbin ah ka wadaan biyaha Soomaaliya, iyadoo maraakiib dagaal oo ka tirsan Ciidanka Badda Turkiga ay ilaalinayaan maraakiib ku howlan hawlo baaritaan iyo qodis shidaal. Turkiga ayaa sheegay in maraakiibta dagaalka TCG Göksu, TCG Gelibolu iyo TCG Bartın ay si joogto ah u […]
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay madal wadahadal ah oo looga hadlayay doorka shacabka ee maamulka dalka, dib-u-heshiisiinta iyo nabad-dhisidda.

Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaan Wasiirrada Gargaarka iyo Haweenka ee Koonfur Galbeed, ayaa maanta qaabilay Wakiilka Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay (FAO) ee Soomaaliya, Mudane Etienne Peterschmitt. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda bani’aadannimo ee dalka, u diyaar-garowga dhacdooyin

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerarro ay maleeshiyaadka Xuutiyiinta ku qaadeen goobo rayid iyo xarumo dhaqaale oo ku yaalla koonfurta Boqortooyada Sacuudi Carabiya. War kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in mas’uuliyiinta Sacuudiga ay xaqiijiyeen in weerarradaasi ay sababeen dhaawaca tobannaan qof oo rayid ah, kuwaas oo ay […]

Talaado, 8 Seb 2026 {HMC} — Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa weerarrada ay maleeshiyada Xuutiyiinta ku qaadeen goobo rayid iyo xarumo dhaqaale oo ku yaalla gobollada koonfureed ee Boqortooyada Sacuudiga, kuwaas oo mas’uuliyiinta Sacuudigu sheegeen inay ku dhaawacmeen tobannaan qof oo rayid ah, oo ay ku jiraan haween iyo carruur. Beegsiga ula […] The post So

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waddo qorshe cusub oo lagu nidaaminayo dhaq-dhaqaaqa ajaanibta iyo hay’adaha ku howlan duubista muuqaallada, filimada iyo hawlaha dalxiiska ee gudaha dalka. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa sheegay in dowladda ay diyaarinayso habraac qeexaya goobaha ay ajaanibtu geli karaan iy

Talaado 8 Sep 2026 {HMC} Masar ayaa Soomaaliya ka codsatay in la dardargeliyo dadaallada lagu sii daynayo badmaaxiinta Masaarida ah ee lagu hayo meel ka baxsan xeebaha Soomaaliya, iyadoo sidoo kale adkaysay taageerada ay u hayso midnimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya. Arrintan ayaa ka soo baxday kulan magaalada Qaahira ku dhexmaray Wasiirka Arrimaha Dibadda, Iskaashiga Caalamiga […] The po

08-(Jowhar)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowladda Federaalka, Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, kaas oo qayb ka ah madasha labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta Soomaaliyeed 2026. Shirka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta iyo i
Soomaaliya ayaa mar kale xaqiijisay taageeradeeda joogtada ah ee qadiyadda Falastiin, iyadoo ka qeyb gashay shir heer wasiirro ah oo Golaha Jaamacadda Carabta ku yeeshay magaalada Qaahira ee dalka Masar.

Geneva – Switzerland ayaa qorsheynaysa inay si qasab ah dalka uga saarto muwaadin Soomaaliyeed oo si xun u dhaawacmay, kaas oo ah aabbe ay saddex carruur ah oo ku nool Yurub. Hay’adaha rasmiga ah ee Soomaaliya ayaa arrintan la sheegay inay ku raaceen. Sida laga soo xigtay laba qof oo arrintan ay saameysay, booliiska […]
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Wakiilka Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa magaalada Qaahira kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Suudaan, Mudane…

Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa helay nidaam cusub oo hoobiye casri ah oo lagu magacaabo ALKAR 120mm, kaas oo ay soo saarto shirkadda difaaca ee Turkiga ee ASELSAN, taas oo muujinaysa tallaabo cusub oo lagu xoojinayo qalabka iyo awoodda madaafiicda ciidamada Soomaaliya. Tan ayaa noqonaysa markii ugu horreysay ee nidaamkan casriga […] The post Turkiga oo

Nairobi (Caasimada Online) – Soomaaliya iyo Kenya ayaa qaaday tallaabo cusub oo lagu xoojinayo isku xirka kaabayaasha labada dal, kaddib markii ay ku heshiiyeen in la dardar-geliyo qorshe lagu sii ballaarinayo waddada muhiimka ah ee Isiolo-Mandera, iyadoo la doonayo in isku xirnaanta laga sii ambaqaado gudaha Soomaaliya. Qorshahan ayaa la filayaa inuu abuuro marin cusub […] The post DF Sooma

Karachi (Caasimada Online) – Qoysaska 10 badmaax oo Pakistani ah oo muddo ka badan afar bilood ay burcad-badeed ku haystaan Soomaaliya ayaa bannaanbax ka dhigay magaalada Karachi, iyagoo dowladda Pakistan ka dalbaday inay degdeg u soo dayso eheladooda. Qoysaska ayaa sheegay inay qaadi doonaan tallaabooyin kale, oo ay ku jirto cunto-ka-soomid, haddii dowladda Pakistan aysan […] The post Qoysa
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay dib u soo noqoshada falalka budhcad-badeednimada ee ka socda xeebaha waqooyi-bari ee Soomaaliya, iyadoo ugu baaqday beesha caalamka inay iskaashi mideysan ka…
Wakiillo ka tirsan Dowladda Turkiga ee Soomaaliya ayaa booqasho ku tagay markabka dagaalka ee TCG Göksu, kaas oo ka tirsan Ciidamada Badda Turkiga. Safaaradda Turkiga ee Muqdisho ayaa sheegtay in…

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka digtay olole ay sheegtay in si abaabulan loogu wado xiriirka dhow ee Soomaaliya iyo Turkiga, kaasi oo lagu faafinayo warar aan sal lahayn oo lagu dhaawacayo xiriirka labada dal. Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdifitaax Qaasim ayaa sheegay in dowladda aysan oggolaan doonin wax tallaabo ah […] The po
Hay’adaha dowladda Soomaaliya u qaabilsan maaraynta musiibooyinka ayaa sare u qaaday diyaar-garowga fatahaadaha laga cabsi qabo inay ka dhacaan magaalada Beledweyne, oo ka mid ah meelaha Soomaaliya ugu nugul fatahaadaha.

Addis Ababa (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u gudbisay dukumentiga ansixinta heshiiska dhismaha aagga ganacsiga xorta ah ee qaaradda Afrika (AfCFTA), iyadoo sidaas ku noqotay dalkii 50-aad ee xubin rasmi ah ka noqda heshiiska. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Amb. Jamaal Maxamed Xasan ayaa dukumentiga ansixinta si toos ah ugu gudbiyey Midowga […] The post DF Sooma

Sabti, 5, Sept 2026 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan mucaaradka ayaa maalmaha soo socda saxiixi kara heshiis lagu dhisayo Guddiga Hawlgalka Kala-guurka Dimuqraadiyadda (DTT), sida uu sheegay Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo hoggaaminaya xubnaha Nabad iyo Nolol ku metelaya wada-hadallada siyaasadeed. Qoraal uu ku soo qoray bartiisa X ayuu sheegay in dhinacyadu ay qarka [̷

Baydhaba, Soomaaliya – Ciidamada gaarka ah ee Danab ee Soomaaliya ayaa dilay 14 dagaalyahan oo Al-Shabaab ah intii lagu jiray howlgal habeenimo ah oo ka dhacay aagga Buula Fulaay ee gobolka Bay, sida ay sheegeen Wasaaradda Difaaca iyo mas’uuliyiinta militariga. Ciidamadu waxay sidoo kale burburiyeen goob ay ku dhuumanayeen kooxda xagjirka ah ee Islaamiyiinta, […]
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dhaqan-gelinta Xeer Wasiir Lr. 0001/26, kaas oo lagu ansixiyay Habraaca Kumeelgaarka ah ee Maamulka iyo Diiwaangelinta Hay’adaha Dhaqanka…

Muqdisho ( Raxanreeb Online_ Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdifitaax Qaasim, ayaa sheegay in dowladda federaalku aysan marnaba ku dhawaaqin in Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), iyo Taliye Shub ay yihiin argagixiso. Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in dowladda aysan wax shaqo ah ku lahayn hadallada ama tallaabadii arrintaas la xiriirtay
Soomaaliya ayaa si rasmi ah u dhammaystirtay hannaanka ku biirista Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika (AfCFTA), iyadoo noqotay dalka 50-aad ee xubin ka noqda heshiiskan kadib markii dowladda Soomaaliya ay dukumentiga ansixinta ku wareejisay Midowga Afrika magaalada Addis Ababa.

Muqdisho (Caasimada Online) – Duulimaad toos ah oo cusub oo isku xiraya magaalooyinka Muqdisho iyo Muscat ee caasimadda dalka Cumaan ayaa si rasmi ah u bilowday, iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay soo dhaweysay duulimaadkii ugu horreeyay ee shirkadda diyaaradaha SalamAir. Duulimaadkan ayaa loo arkaa tallaabo cusub oo fududeynaysa isku socodka dadka iyo ganacsiga Soomaaliya iyo […] The

Jimco 4 Sep 2026 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadashay dhacdadii ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, iyadoo beenisay inay wax lug ah ku leedahay wax ay ku sheegtay qaraxyo ka dhacay guri ku yaalla degmada Doolow. Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay […] The post Dowladda Soomaaliya oo beenis

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in sanadkan 2026 ay xirtay tobannaan kun oo bog oo baraha bulshada ah, kuwaas oo ay sheegtay in kooxaha hubeysan u adeegsanayeen faafinta fikradaha xagjirka ah iyo marin-habaabinta bulshada. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa sheegay in ilaa hadda la xiray ku dhowaad […] The pos

Qaahira – Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qeybgalay, hadalna ka jeediyey Shirka Aasaaska Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Sare ee Dalalka Afrika ee ku Hadla Af-Carabiga (AFROSAI-A), kaas oo ka dhacay magaalada Qaahira ee dalka Masar. Shirka ayaa lagu doortay Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS inuu noqdo Hantidhowraha Dibadda

Jimco 4 Sep 2026 {HMC} Soomaaliya ayaa guddoomisay shirkii ugu horreeyay ee wasiirrada ganacsiga ee dalalka ku mideysan Hindisaha Geeska Afrika, iyadoo kulanka diiradda lagu saaray sidii loo fududeyn lahaa ganacsiga gobolka loona dhisi lahaa suuq dhaqaale oo si dhow isku xiran. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan, oo shir-guddoominayay kulanka, ayaa sheegay […]

Jimco, 4 Seb 2026 {HMC} – Qorista ciidamo ajaanib ah iyo shabakadaha taageerada dibadda ayaa sii hurinaya dagaalka Suudaan, iyagoo xoojinaya awoodda milatari ee dhinacyada dagaallamaya, isla markaana suuragelinaya hawlgallo milatari oo sii casriyeynaya, kuwaas oo cawaaqib xun ku yeeshay dadka rayidka ah, sida lagu sheegay warbixin cusub oo ay maanta soo saartay Howlgalka Madaxa-bannaan […] T

Kigali (Caasimada Online) – Xulalka wiilasha iyo gabdhaha Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 15-ka ayaa guulo muhiim ah ka gaaray kulamadoodii ugu horreeyay ee tartanka African Schools Football Championship – CECAFA Zone, kaas oo ka socda magaalada Kigali ee dalka Rwanda. Xulka gabdhaha ayaa guul weyn ka gaaray kulankoodii ugu horreeyay, kaddib markii ay […] The post Xulka Soomaaliya

Addis Ababa (Caasimada Online) – Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, Danjire Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta guddoomiyey furitaanka shirkii ugu horreeyey ee Wasiirrada Ganacsiga ee dalalka ku mideysan hindisaha Geeska Afrika (HoAI). Wasiirka oo ku hadlay magaca dalalka ku midoobay Hindisaha Geeska Afrika ayaa ku baaqay in gobolku si wadajir ah ugu dhaqaaqo dhismaha hal […] The pos

MUQDISHO, Soomaaliya — Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada qalabka sida ay waaberigii hore ee saaka ka hortageen weerar ka dhacay magaalada Baydhabo, kaas oo ay ku tilmaantay mid ay soo qaadeen koox ay dowladda ugu yeertay “Huwanta Argagixisada”. Qoraal ay dowladdu soo saartay ayaa lagu sheegay in ciidamada dowladda ay si adag uga […]

Washington (Caasimada Online) — Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in Soomaaliya dib loogu dari doono warbixinnada dadweynaha ee nidaamka digniinta hore ee macluusha laga bilaabo bishan September, kadib markii dalka laga reebay laba qiimeyn oo waaweyn oo caalami ah oo lagu cabbiro baahida gargaarka cuntada. Soomaaliya, Afghanistan iyo Yemen ayaa ka maqnaa warbixintii ugu dambeysay ee […] The

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshe dib loogu habeynayo nidaamka maamulka iyo howlaha hay’adaha amniga gudaha, iyadoo qorshahan lagu doonayo in lagu xoojiyo isla xisaabtanka, wada-shaqeynta hay’adaha iyo awoodda dowladda ee maareynta amniga dalka. Qorshahan ayaa kamid noqday qodobadii muhiimka ahaa ee lagu gorfeeyay Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo la

Sept 02 (Jowhar)-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku kala saxiixday heshiis iskaashi oo saldhig u noqonaya dhismaha Jaamacadda Tiknoolajiyada Soomaaliya (TUS University). Warkaan oo lagu daabacay Bogga ay Wasaaraddu ku leedahay Baraha Bulshada ayaa lagu sheegay in Jaamacadda cusub ayaa bi
DOHA (Goobjoog News) — Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Jaamacadda Sayniska iyo Tiknoolajiyadda ee Doha (UDST) ayaa magaalada Doha ku kala saxiixday heshiis is-afgarad…