Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Wasiirro ka tirsan Puntland oo booqday dekedda Boosaaso
Wasiirro ka tirsan xukuumadda Puntland, gudoomiyaha degmada Bosaaso iyo mas’uuliyiin kale ayaa booqasho tagay dekedda magaalada Boosaaso oo maanta dib… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Wasiirro ka tirsan xukuumadda Puntland, gudoomiyaha degmada Bosaaso iyo mas’uuliyiin kale ayaa booqasho tagay dekedda magaalada Boosaaso oo maanta dib loo furay, kaddib muddo labo todobaad ah oo ay xirnayd.
Mas’uuliyiinta waxay u kuurgaleen xaaladda guud ee dekedda iyo habsami u socodka adeegyada, iyaga oo kulan la qaatay maamulka iyo hay’adaha ka howlgala, kuwaas oo ay ka dhageysteen warbixinno la xiriira shaqooyinka socda, caqabadaha jira, iyo qorshayaasha lagu horumarinayo tayada adeegyada dekedda.
Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in ay dowladda ka go’an tahay xoojinta kaabeyaasha dhaqaalaha, kobcinta ganacsiga, iyo casriyeynta adeegyada dekedda Boosaaso, oo ah halbowlaha ganacsiga Puntland iyo marin istaraatiiji ah oo muhiim u ah isku socodka badeecadaha iyo horumarka dhaqaalaha.
PUNTLAND POST
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.