Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta kulan la qaatay wefdi ka socday UNTMIS oo uu hoggaaminayay, Ku-simaha Madaxa Howlgalka UNTMIS Mudane Raisedon Zenenga waxaana sidoo kale ku weheliyay kulanka Madaxa Kooxda Siyaasadda iyo Dhexdhexaadinta Mudane Vikram Parekh. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray hannaanka ka

Reader briefing
Article context
What happened
- The Deputy Minister of Foreign Affairs of the Federal Government of Somalia met with a delegation from UNTMIS led by Acting Head Raisedon Zenenga. The meeting focused on the transition process of UNTMIS and the coordination between the Federal Government of Somalia and the United Nations.
Key claims
- The Deputy Minister of Foreign Affairs of the Federal Government of Somalia met with a delegation from UNTMIS led by Acting Head Raisedon Zenenga.
- The meeting focused on the transition process of UNTMIS and the continued coordination between the Federal Government of Somalia and the United Nations.
- The Deputy Minister expressed the commitment of the Federal Government of Somalia to ensure that the transition is led by Somalia and that international support aligns with the priorities of the Somali nation.
Source limitations
- The article does not include responses from UNTMIS or other parties involved.
- No independent verification of the claims made by the Deputy Minister is provided.
- The article does not specify the outcomes or agreements reached during the meeting.
Reader takeaway
The meeting highlights ongoing efforts for coordination between Somalia and UNTMIS regarding the transition process.
What remains unclear
- What specific actions will be taken to implement the transition process?
- How will the international support be aligned with the priorities of Somalia?
- What are the next steps following this meeting?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta kulan la qaatay wefdi ka socday UNTMIS oo uu hoggaaminayay, Ku-simaha Madaxa Howlgalka UNTMIS Mudane Raisedon Zenenga waxaana sidoo kale ku weheliyay kulanka Madaxa Kooxda Siyaasadda iyo Dhexdhexaadinta Mudane Vikram Parekh.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray hannaanka kala guurka UNTMIS iyo sii wadidda isku duwidda iyo wada shaqaynta u dhaxaysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay.
Wasiiru-dowluhu ayaa sheegay ka go’naanshaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan in kala guurka uu noqdo mid Soomaaliya hoggaaminayso oo Soomaali leedahay, iyo in taageerada caalamiga ah ay sii ahaato mid waafaqsan mudnaanta iyo waajibaadka Qaranka Soomaaliyeed.
Labada dhinac waxay isla qaateen in la sii wado isku duwidda iyo wada shaqaynta dhow, si loo taageero xasilloonida Soomaaliya iyo horumarinta hey’adaha dowladda.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Somali National TV
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.