Xasan Sheekh oo madaxtooyada ku qaabilay Beesha uu kasoo jeedo Odowaa + Sawirro
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo weli sii wada kulamada Beelaha ayaa xalay xarunta madaxtooyada kula kulmay waxgaradka Beesha Ciise Harti ee uu ka dhashay Taliyihii hore ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage, inkastoo uusan goobjoog ahayn kulankan. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa ka […] The p

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo weli sii wada kulamada Beelaha ayaa xalay xarunta madaxtooyada kula kulmay waxgaradka Beesha Ciise Harti ee uu ka dhashay Taliyihii hore ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage, inkastoo uusan goobjoog ahayn kulankan.
Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa ka qayb-galay odayaal, waxgarad iyo ganacsato kasoo jeeda Beesha Ciise Harti, sida ay muujinayaan sawirrada kulanka oo lagu baahiyay baraha bulshada.
Intiisa badan waxaa kulanka diirada lagu saaray arrimo ay kamid yihiin dardargelinta dib u xoreeynta deegaannada ay Al-Shabaab kaga suganyihiin maamulka Hirshabelle, dowlad wanaaga iyo taageerada ay u hayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Sidoo kale, waxgaradka la kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa boggaadiyey amniga caasimada oo ay ku amaaneen hay’adaha amniga ee dalka.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Caasimada Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.