Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Xiisad ka taagan deegaanka Laag ee degmada Boosaaso
Wararka ka imanaya deegaanka Laag ee degmada Boosaaso ayaa sheegaya in goordhaweyd ay halkaas isku rasaaseeyeen ciidamo ka tirsan daraawiishta… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Wararka ka imanaya deegaanka Laag ee degmada Boosaaso ayaa sheegaya in goordhaweyd ay halkaas isku rasaaseeyeen ciidamo ka tirsan daraawiishta Puntland iyo kuwa ka tirsan PSF.
Israsaasaynta ayaa timid kaddib markii ciidamo ka tirsan daraawiishta Puntland oo halkaas degan ay diideen in ay gudbaan kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidmada PSF, kuwaas oo yimid magaalada Boosaaso.
Lama soo sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay israsaasaynta, waxaana weli labada ciidan isku horfadhiyaan deegaanka Laag, iyada oo marar qaar la maqlayo rasaas goos goos ah.
Ciidamada Puntland iyo kuwa PSF ayaa marar kala duwan ku dagaalamay gudaha magaalada Boosaaso, waxaana hadda PSF ka mid tahay ciidamada federaalka uga diiwaangashan deegaannada Puntland.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.