Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Xildhibaan Axmed Buux oo si kulul uga hadlay duqeyntii lagu beegsaday Taliye Shub
Muqdisho (Raxanreeb Online) Xildhibaan Axmed Buux oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa si adag uga hadlay duqeyn la sheegay in lagu beegsaday Taliye Shub, isagoo ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay adeegsatay diyaaradaha Turkiga si loo fuliyo weerarka. Xildhibaan Axmed Buux ayaa sheegay in duqeyntaasi ahayd weerar uu ku tilmaamay “argagixiso”, isagoo xusay in ujeeddadu ahayd in... The post X

Reader briefing
Article context
What happened
- MP Axmed Buux criticized an alleged airstrike targeting Taliye Shub, accusing the Somali government of using Turkish aircraft for the attack.
Key claims
- MP Axmed Buux accused the Somali government of using Turkish aircraft to carry out an attack on Taliye Shub.
- MP Axmed Buux described the attack as a terrorist act.
- The Federal Government of Somalia has not officially responded to the accusations made by MP Axmed Buux.
Source limitations
- The article does not include a response from the Somali government regarding the accusations.
- Details about the attack's impact and casualties remain unclear.
- The article relies heavily on the statements of MP Axmed Buux without independent verification.
Reader takeaway
MP Axmed Buux's accusations highlight ongoing tensions regarding military operations in Somalia.
What remains unclear
- What specific evidence does MP Axmed Buux have to support his claims?
- What was the government's rationale for the alleged airstrike?
- Are there any independent reports confirming the details of the attack?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Muqdisho (Raxanreeb Online) Xildhibaan Axmed Buux oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa si adag uga hadlay duqeyn la sheegay in lagu beegsaday Taliye Shub, isagoo ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay adeegsatay diyaaradaha Turkiga si loo fuliyo weerarka.
Xildhibaan Axmed Buux ayaa sheegay in duqeyntaasi ahayd weerar uu ku tilmaamay “argagixiso”, isagoo xusay in ujeeddadu ahayd in lagu khaarajiyo Taliye Shub.
“Weerar argagixiso oo lagu fuliyay diyaaradaha Turkiga ayuu ahaa duqeyntii lagu khaarajin rabay Taliye Shub, Xasan Sheekh-na wuu ka shalaayi doonaa,” ayuu yiri Xildhibaan Axmed Buux.
Xildhibaanka ayaa hadalkiisa ku daray in tallaabooyinka noocan ah ay sii kordhinayaan xiisadda siyaasadeed iyo amni ee dalka, isagoo dowladda ugu baaqay inay ka fogaato tallaabooyin uu sheegay inay horseedi karaan iska horimaad iyo qalalaase.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Raxanreeb Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.