Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Xildhibaan Saadaam: DF waxay Puntland ku abuurtay burcad-badeed
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Saadaam Maxamuud Cabdi oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aaddan xaaladda Maamul-goboleedka Puntland, gaar ahaan khilaafka culus ee u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo maamulkaasi Xildhibaanka oo laga soo doorto deegaannada Puntland ayaa eedeymo waa wayn u jeediyay dowladda dhexe, wuxuuna

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Muqdisho (Caasimada Online ) – Xildhibaan Saadaam Maxamuud Cabdi oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aaddan xaaladda Maamul-goboleedka Puntland, gaar ahaan khilaafka culus ee u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo maamulkaasi
Xildhibaanka oo laga soo doorto deegaannada Puntland ayaa eedeymo waa wayn u jeediyay dowladda dhexe, wuxuuna sheegay inay faragelin ku sameysay xaaladda amni ee Puntland, ayna Puntland ka abuurtay kooxo uu ku tilmaamay jabhado noqday burcadbadeed.
Saadaam ayaa shaaca ka qaaday in Puntland ay qaaday tallaabooyin looga hortagayo burcadda, isla markaana ciidamada ammaanku ay gacanta ku dhigeen qaar kamid ah kooxahaasi, welina socda howlgalka lagu baacsanayo.
“Dowladda Federaalka ayaa jabhado nagu abuurtay jabhadihii qaybtii la qabtay maahee intii kale ayaa badda galay,” ayuu yiri xildhibaan Saadaam.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Caasimada Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.