Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Xildhibaan Sanbaloolshe oo ka hadlay khilaafka Hirshabeelle, kuna baaqay wada-hadal.
Axad 13 Sep 2026 {HMC} Taliyihii hore ee Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, ayaa dhaliilay siyaasadda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo sheegay in maamulka dowladda uu mas’uul ka yahay xasillooni-darrada siyaasadeed iyo amni ee dalka. Sanbaloolshe ayaa sidoo kale ka hadlay khilaafka siyaasadeed iyo maamul ee ka taagan Hirshabeelle, gaar ahaan arrimaha la [&

Reader briefing
Article context
What happened
- Abdullahi Mohamed Ali Sanbaloolshe addressed the political conflict in Hirshabelle and called for dialogue. He criticized President Hassan Sheikh Mohamud's administration for the political instability and insecurity in the country.
Key claims
- Abdullahi Mohamed Ali Sanbaloolshe criticized President Hassan Sheikh Mohamud's administration for the political instability and insecurity in the country.
- Sanbaloolshe called for dialogue and consensus to resolve the political disputes in Hirshabelle, particularly regarding power-sharing and leadership.
- He emphasized that the Xawaadle community must engage with other affected communities to reach a unified position on the political future and leadership of the region.
- Sanbaloolshe warned that denying the existence of the Xawaadle community would directly impact the existence of Hiiraan.
Source limitations
- The article does not include responses from President Hassan Sheikh Mohamud or other government officials.
- The claims made by Sanbaloolshe are not independently verified.
- The article relies solely on statements made by Sanbaloolshe without external corroboration.
Reader takeaway
Sanbaloolshe's statements highlight ongoing political tensions in Hirshabelle and the need for dialogue among communities.
What remains unclear
- What specific measures will be taken to facilitate the proposed dialogue?
- How do other political leaders in Hirshabelle respond to Sanbaloolshe's statements?
- What are the implications of the political instability for the residents of Hirshabelle?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Axad 13 Sep 2026 {HMC} Taliyihii hore ee Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, ayaa dhaliilay siyaasadda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo sheegay in maamulka dowladda uu mas’uul ka yahay xasillooni-darrada siyaasadeed iyo amni ee dalka.
Sanbaloolshe ayaa sidoo kale ka hadlay khilaafka siyaasadeed iyo maamul ee ka taagan Hirshabeelle, gaar ahaan arrimaha la xiriira awood-qaybsiga iyo hoggaanka maamulka, wuxuuna ku baaqay in khilaafaadka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe lagu xalliyo wada-hadal iyo is-afgarad.
Wuxuu sheegay in beesha Xawaadle ay wadatashi la yeelanayso bulshada iyo beelaha kale ee saamaynta ku leh Hiiraan, si loo gaaro mowqif mideysan oo ku saabsan mustaqbalka siyaasadeed iyo hoggaanka gobolka.
Sanbaloolshe ayaa sheegay in haddii la yiraahdo Xawaadle ma jiro, ay taasi si toos ah u taabanayso jiritaanka Hiiraan, isaga oo dhinaca kale ku dooday in haddii Hiiraan la iska indho-tiro, Shabeellaha Dhexe ay iyaduna wajihi karto dood la mid ah.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.