Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Xildhibaanno ka tirsan BF oo Turkiga ku eedeeyay qaraxii guriga taliye Shub + Video
Nairobi (Caasimada Online) – Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, lagana soo doorto Koonfur Galbeed iyo Jubbaland oo shir ku yeeshay Nairobi ayaa si kulul uga hadlay qaraxii ka dhacay guriga Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Shub ee degmada Doolow ee gobolka Gedo, iyaga oo dowladda Turkiga ku eedeeyay inay ku lug lahayd weerarkaasi. Xildhibaan […] The post Xildhibaa

Reader briefing
Article context
What happened
- Members of the Somali Parliament have accused the Turkish government of involvement in an attack on General Mahad Cabdiraxmaan Shub's house in Doolow, Gedo region.
Key claims
- Members of the Somali Parliament have accused the Turkish government of being involved in an attack on General Mahad Cabdiraxmaan Shub's house.
- The attack was reportedly carried out by Turkish F-16 fighter jets.
- The parliament members condemned the attack as a political assassination attempt.
- They called for an immediate halt to Turkish airstrikes in the regions of Koonfur Galbeed and Jubbaland.
Source limitations
- The article does not provide independent verification of the claims made by the parliament members.
- There is no response from the Turkish government regarding the accusations.
- The article relies heavily on statements from the parliament members without external corroboration.
Reader takeaway
The accusations against Turkey regarding the attack on General Shub's house highlight ongoing tensions in Somali politics.
What remains unclear
- What evidence supports the claims of Turkish involvement in the attack?
- How will the Turkish government respond to these accusations?
- What are the implications of this incident for Somali-Turkish relations?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Nairobi (Caasimada Online) – Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, lagana soo doorto Koonfur Galbeed iyo Jubbaland oo shir ku yeeshay Nairobi ayaa si kulul uga hadlay qaraxii ka dhacay guriga Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Shub ee degmada Doolow ee gobolka Gedo, iyaga oo dowladda Turkiga ku eedeeyay inay ku lug lahayd weerarkaasi.
Xildhibaan Xasan Cabdinuur oo akhriyay warsaxaafadeed laga soo saaray kulanka ayaa sheegay inay cambaareynayaan waxa uu ku tilmaamay “isku day dil siyaasadeed” oo lagu qaaday taliyihii hore ee ciidanka Asluubta Soomaaliya oo hadda garab u ah madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed.
Bayaanka ayaa si toos ah dowladda Turkiga loogu eedeeyay weerarka, iyadoo xildhibaannadu shaaciyeen in duqeynta lagu qaaday guriga Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka ee F-16 ee Turkiga.
“Waxaan ka walaacsanahay aadna u cambaareyneynaa isku daygii dil siyaasadeedka ahaa ee Jeneral Mahad Cabdiraxmaan gurigiisa Doolow lagu duqeeyay diyaaradaha Turkiga F-16, kaas oo ahaa weerar sharci darro ah oo amarkiisa uu bixiyay madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Xasan Sheekh Maxamuud,” ayuu yiri Xildhibaan Xasan Cabdinuur
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Caasimada Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.