Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Xisbiga Towfiiq ee Sheekh Shaakir ‘oo laga reebay’ doorashada Galmudug
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa galabta shaaciyay liiska ururrada siyaasadda ee ka qayb-galaya doorashada ku celiska ah ee maamulka Galmudug, taas oo la qorsheynayo inay dhacdo 30-ka bishaan September ee sannadka 2026-ka. Liiska ururrada la shaaciyay ayaa gaaraya illaa 12 urur, iyada oo ‘lga reebay Xisbiga Towfiiq ee uu […] The

Reader briefing
Article context
What happened
- The Towfiiq Party led by Sheikh Mohamed Shaakir Ali Hassan has been excluded from the upcoming Galmudug elections scheduled for September 30, 2026. The National Independent Electoral Commission announced a list of 12 political parties participating in these elections.
Key claims
- The Towfiiq Party led by Sheikh Mohamed Shaakir Ali Hassan has been excluded from the upcoming Galmudug elections.
- The elections for the Galmudug administration are scheduled for September 30, 2026.
- The National Independent Electoral Commission announced a list of 12 political parties participating in the elections.
- The Towfiiq Party has criticized the electoral commission's processes and called for adherence to electoral laws.
Source limitations
- The article does not include a response from the Towfiiq Party regarding their exclusion.
- Claims about the electoral commission's processes are based on statements from the Towfiiq Party.
- No independent verification of the electoral commission's list of participating parties is provided.
Reader takeaway
The exclusion of the Towfiiq Party from the Galmudug elections raises questions about the electoral process and political representation.
What remains unclear
- What are the reasons for the exclusion of the Towfiiq Party?
- How will this exclusion impact the political landscape in Galmudug?
- What measures will the electoral commission take to address the criticisms from the Towfiiq Party?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa galabta shaaciyay liiska ururrada siyaasadda ee ka qayb-galaya doorashada ku celiska ah ee maamulka Galmudug, taas oo la qorsheynayo inay dhacdo 30-ka bishaan September ee sannadka 2026-ka.
Liiska ururrada la shaaciyay ayaa gaaraya illaa 12 urur, iyada oo ‘lga reebay Xisbiga Towfiiq ee uu hoggaamiyo Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan’, kaas oo saameyn wayn ku leh gobollada dhexe.
Xisbiga Towfiiq ayaa sabab u ahaa go’aankii kasoo baxay Maxkamadda Sare ee Dalka, ee lagu baab’iyay natiijada doorashadii horay uga dhacday Galmudug, kadib markii ay maxkamaddu shaacisay in aan loo maamulin, loona qaban si waafaqsan dastuurka iyo sharciga doorashooyinka dalka.
Guddiga doorashooyinka oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa xusay in liiska uu soo saaray isaga oo gudanaya waajibaadka shaqo ee loo igmaday, isla-markaana fulinaya jadwalka doorashada ee uu guddigu soo saaray 31 August.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Caasimada Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.