Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Xuutiyiinta Yemen oo gantaal ku weerareen markab shidaal oo ay Leedahay Dowladda Sacuudiga.
Isniin 24 Aug 2026 {HMC} Xuutiyiinta Yemen ayaa maanta sheegay inay gantaal ballistic ah ku weerareen markab shidaal oo Sacuudiga leeyahay oo lagu magacaabo Amzan, xilli uu marayay meel u dhow magaalada Yanbu ee xeebta galbeed ee Sacuudiga. Waxay sheegeen in markabka uu dab qabsaday. Waxay sidoo kale sheegeen inay weerareen kolonyo iyo fariisimo ciidan […] The post Xuutiyiinta Yemen oo ganta

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Isniin 24 Aug 2026 {HMC} Xuutiyiinta Yemen ayaa maanta sheegay inay gantaal ballistic ah ku weerareen markab shidaal oo Sacuudiga leeyahay oo lagu magacaabo Amzan, xilli uu marayay meel u dhow magaalada Yanbu ee xeebta galbeed ee Sacuudiga. Waxay sheegeen in markabka uu dab qabsaday.
Waxay sidoo kale sheegeen inay weerareen kolonyo iyo fariisimo ciidan oo Sacuudigu ku leeyahay Al-Abr, Al-Wadiah iyo Al-Kanais, kuwaas oo dhammaantood ku yaalla koonfurta Sacuudiga, gaar ahaan meelaha u dhow xadka Yemen.
Xuutiyiintu waxay sheegteen in weerarrada lagu burburiyay in ka badan 10 gaari oo hub iyo qalab ciidan siday, halka tobannaan askari oo Sacuudiyaan ah, oo ay ku jiraan taliyayaal iyo saraakiil, la dilay ama la dhaawacay.
Laakiin ilaa hadda, sheegashooyinkan Xuutiyiinta si madax-bannaan looma xaqiijin.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.