وَٱلۡعَصۡرِ
Waxaan (waa Alle'e) ku dhaartay waqtiga.
SUURADDA 103 · 3 AAYADOOD
Qur’aanka iyo tarjumaadda macnihiisa ee af Soomaaliga
وَٱلۡعَصۡرِ
Waxaan (waa Alle'e) ku dhaartay waqtiga.
إِنَّ ٱلۡإِنسَٰنَ لَفِي خُسۡرٍ
Hubaal Aadmigu wuxuu ku sugan yahay khasaaro dhan.
إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّـٰلِحَٰتِ وَتَوَاصَوۡاْ بِٱلۡحَقِّ وَتَوَاصَوۡاْ بِٱلصَّبۡرِ
Kuwa (Xaqa) rumeeyey mooyee oo samaha fala, isuna dardaraama Xaqa (iyo caddaalad falka), isuna dardaarama sabarka (iyo sugnaanta).