قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلۡفَلَقِ
Dheh: Waxaan ka magan galay Rabbiga oogga (dillaacsha, waa Alle'e),
SUURADDA 113 · 5 AAYADOOD
Qur’aanka iyo tarjumaadda macnihiisa ee af Soomaaliga
قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلۡفَلَقِ
Dheh: Waxaan ka magan galay Rabbiga oogga (dillaacsha, waa Alle'e),
مِن شَرِّ مَا خَلَقَ
Sharka wuxuu abuuray;
وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ
Iyo sharka habeenka mugdiga badan markuu mugdigiisa daboolo (samada iyo arlada dhexdooda).
وَمِن شَرِّ ٱلنَّفَّـٰثَٰتِ فِي ٱلۡعُقَدِ
Iyo sharka kuwa wax ku tufa guntimaha (saaxirooyinka iyo sixiroolayaasha).
وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ
Iyo sharka xaasidka markuu wax xasdo.