ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ وَصَدُّواْ عَن سَبِيلِ ٱللَّهِ أَضَلَّ أَعۡمَٰلَهُمۡ
Kuwa gaalooba oo ka hor istaaga (dadka) Jidka Alle wuxuu (Alle) burin acmaashooda.
Faallooyinka tarjumaha
1. Waxaa sidoo kale Suuraddan loo yaqaan Suurat Al-Qitaal (la daggaalanka cadowga Islaamka). 2. Maadaama ay towxiidka diideen iyo caqiidada saxiixa ah oo dagaal ku yihiin.