إِنَّا فَتَحۡنَا لَكَ فَتۡحٗا مُّبِينٗا
Waxaanu ku siinnay (Nabi Muxammadow) guul cad.1
Faallooyinka tarjumaha
1. Al-Fatax: Furashada ama Guusha. Waxaana loola jeedaa heshiiskii Al-Xudaybiyah ee sababta u ahaa furashada Makkah iyo magaalooyin kaleba.