يَـٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ لَا تُقَدِّمُواْ بَيۡنَ يَدَيِ ٱللَّهِ وَرَسُولِهِۦۖ وَٱتَّقُواْ ٱللَّهَۚ إِنَّ ٱللَّهَ سَمِيعٌ عَلِيمٞ
Kuwa (Xaqa) rumeeyow! Ha ka hor marinnina (qowlkiinna) (qowlka) Ilaahay iyo Rasuulkiisa, dhowrana (xilkuu idin saaray) Alle. Hubaal Alle waa wax kasta Maqle, Wax kasta Og.
Faallooyinka tarjumaha
1. Al-Xujuraat macnaheedu waa qolalka gaarka ah, waxaana loola jeedaa qololkii ay degganaayeen xaasaskii Nabiga s.c.w. 2. Waxaa loola jeedaa ma bannaana mu’miniinta inay ka bixiyaan wax xukun ah arrin ay ahaataba haddii aanay oggolaansho iyo daliil ka heysan Alle iyo Rasuulkiisa.