سَبَّحَ لِلَّهِ مَا فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِۖ وَهُوَ ٱلۡعَزِيزُ ٱلۡحَكِيمُ
Waxaa xurmo weyneeya oo (xumaan ka) hufa Alle Waxa ku sugan samooyinka iyo arlada. Waana Adkaadaha, Xikmadda Badan.
Faallooyinka tarjumaha
1. Xadiid: Birta. 2. Iyagoo ammaana oo caddeeya inuu ka hufan yahay xumaan oo dhan oo uusan laheyn xaas, ilmo, iyo shariig.