Beesha Xawaadle oo diiday doorashada laga qabanayo HirShabelle, kuna dhawaaqday…
Hal akhris oo mideysan
Beledweyne (Caasimada Online) – Beesha Xawaadle ayaa sheegtay inaysan aqbalayn doorasho aan laga gaarin heshiis siyaasadeed oo ay dhinacyadu ku mideysan yihiin, kaddib wadatashiyo dhowr maalmood magaalada Beledweyne uga socday siyaasiyiin iyo waxgarad ka tirsan beesha. Natiijada kulamadaas waxaa warbaahinta uga hadlay Xoghayihii hore ee maamulka gobolka Banaadir, Xiirey Axmed Rooble, kaas oo sheegay in…
2 sheekooyin · 2 ilo · Eeg ilaha hoose

Caasimada Online

Hiiraan Online
Warkasta waxay soo bandhigaysaa sawirro ka yimid ilo kala duwan, ka dibna hoos ayey u kala dhigaysaa halka warbixinnadu is taabtaan ama ku kala duwanaadaan.
Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Eeg waxa il walba ku darsatay, kadibna u gudub warbixinta asalka ah haddii aad rabto faahfaahin.
Beledweyne (Caasimada Online) – Beesha Xawaadle ayaa sheegtay inaysan aqbalayn doorasho aan laga gaarin heshiis siyaasadeed oo ay dhinacyadu ku mideysan yihiin, kaddib wadatashiyo dhowr maalmood magaalada Beledweyne uga socday siyaasiyiin iyo waxgarad…
Beesha Xawaadle oo diiday doorashada laga qabanayo HirShabelle, kuna dhawaaqday…
Hawadle clan leaders reject Hirshabelle election without prior political agreement
Akhri ishaWaxa hadda is beddelay2 warbixin
Hawadle clan leaders reject Hirshabelle election without prior political agreement
Beledweyne (HOL) — The Hawadle clan reiterated on Monday that it will not accept any election held without a prior political agreement, following consultative meetings by the clan’s politicians…
Hiiraan Online ayaa ku biirtay daboolidda sheekadan.
Eeg jadwalka buuxaJadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
2 warbixin · 15:58 ilaa 02:56 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Beesha Xawaadle oo diiday doorashada laga qabanayo HirShabelle, kuna dhawaaqday…
Beledweyne (Caasimada Online) – Beesha Xawaadle ayaa sheegtay inaysan aqbalayn doorasho aan laga gaarin heshiis siyaasadeed oo ay dhinacyadu…
Akhri isha11 saac ka dib
Hawadle clan leaders reject Hirshabelle election without prior political agreement
Beledweyne (HOL) — The Hawadle clan reiterated on Monday that it will not accept any election held without a prior political agreement, following…
Akhri ishaHabraacSida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Sida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
- Tirada ilaha
- 2
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online, Hiiraan Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali + English
- Xaaladda turjumaadda
- Sheekooyinka waxa lagu muujiyaa luqaddooda asalka ah haddii turjumaad kaydsan aysan jirin
- Soo koobid AI
- Warka weli kooxdan uma diyaarin soo koobid
- Xaaladda hubinta
- Hubin dadweyne lama diiwaangelin
- Warbixinnadu waxay u muuqdaan inay ka hadlayaan dhacdo ama horumar isku dhow.
- Sheekooyinku waxay wadaagaan calaamado qayb ama gobol oo dadweyne.
- Warbixinnada waxaa lagu daabacay waqti isku dhow.
- In ka badan hal il oo Warka la socdo ayaa ku jirta kooxdan.
- Kooxdu waxay leedahay wax ka badan hal luqad il.
- Calaamad dhacdo ama dhibic kooxayn oo dadweyne ayaa jirta.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; marka taas dhacdo, soo koobidda AI-ga waa laga saaraa bogga, waxaana hadha oo kaliya warbixinta ilaha. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Daboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
4 ilo
Toddoba koox oo Itoobiya uga dhowaaqay isbaheysi weyn oo xukunka looga tuurayo Abiy
Addis Ababa (Caasimada Online — Toddoba urur oo isugu jira mucaarad siyaasadeed iyo kooxo hubeysan oo Itoobiyaan ah ayaa ku dhawaaqay isbahaysi cusub…
2 ilo
Baarlamaanka Soomaaliya oo Dhameystiray Doodda Hindise Sharciyeedka Difaaca Qaranka
Muqdisho, Soomaaliya — Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay Kalfadhiga 8-aad, Kulankiisa 16-aad, waxaana…
2 ilo
Wararkii ugu dambeeyay dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo ka socda Baladxaawo
Degmada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo waxaa ka socda Dhaqdhaqaaq ciidan oo iska soo horjeeda oo ay kala wadaan Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga Dalka…
3 ilo
Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo ka shiray amniga, fatahaadaha iyo adeegyada bulshada
Baydhabo, 17 Sebtembar 2026: Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka Golaha…
2 ilo
NISA oo weerar ku dishay laba horjooge iyo ilaaladooda + Magacyada
Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda Nabad-sugidda Soomaaliya ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixisay howlgal qorsheysan oo maanta ka dhacay…