Fal-celin xooggan oo ka dhalatay weerarka Xasan ku qaaday Imaaraadka Carabta
Warka si kooban
30 ilbiriqsiWaxa dhacay
Fal-celin xooggan iyo hadal-heyn ayaa ka dhalatay weerarka afka ah ee uu maanta Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ku qaaday dowladda Isu Tegga Imaaraadka Carabta, isaga oo ku eedeeyay inay faragelin toos ah ku hayso arrimaha gudaha, midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya.
Sida ay sheegtay Caasimada Online ↗Warbixintii ugu dambeysay
Dowladda Isu Tegga Imaaraadka Carabta ayaa jawaab adag ka bixisay hadalka kasoo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay xukuumadda Abu Dubai ku eedeeyay inay faragelin toos ah ku hayso arrimaha gudaha, midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya.
- Ilaha
- 1
- Warbixinnada
- 2
- Luqadaha ilaha
- Soomaali
- Isku ekaanshaha
- Warbixinno kala duwan
Tirada warbixinnadu ma aha tirada xaqiijinta madax-bannaan.

Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
17 Nofeembar 2026 20:00 – 18 Nofeembar 2026 11:05 · UTC
Warbixinnada ugu dambeeyay ayaa horreeya. Waqtiyadu waa UTC.
15 saac ka dib
Imaaraadka Carabta oo jawaab adag ka bixiyay eedeyntii Xasan Sheekh
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si adag uga jawaabtay eedeymo uu soo jeediyay Madaxweynaha Soom…
Akhri ishaWarbixintii ugu horreysay
Fal-celin xooggan oo ka dhalatay weerarka Xasan ku qaaday Imaaraadka Carabta
Maqaalku wuxuu sheegayaa fal-celin xooggan oo ka timid Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud oo…
Akhri ishaHabraacSida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Sida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Sheekooyinka waxa lagu muujiyaa luqaddooda asalka ah haddii turjumaad kaydsan aysan jirin
- Soo koobid AI
- Warka weli kooxdan uma diyaarin soo koobid
- Xaaladda hubinta
- Hubin dadweyne lama diiwaangelin
- Warbixinnadu waxay u muuqdaan inay ka hadlayaan dhacdo ama horumar isku dhow.
- Sheekooyinku waxay wadaagaan calaamado qayb ama gobol oo dadweyne.
- Warbixinnada waxaa lagu daabacay waqti isku dhow.
- Calaamad dhacdo ama dhibic kooxayn oo dadweyne ayaa jirta.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; marka taas dhacdo, soo koobidda AI-ga waa laga saaraa bogga, waxaana hadha oo kaliya warbixinta ilaha. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Daboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
4 ilo
Wasaaradda Arrimaha dibadda oo qaaday tallaabo ka dhan ah Imaaraadka kadib khudbadii Xasan
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo dhan ah dowladda Imaaraadka Carabta, kadib markii shalay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud…
2 ilo
Xasan Sheekh oo jawaab siiyay mucaaradka kadib fashilkii ku yimid wada-hadallada
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qayb-galay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa si kulul ugu jawaabay…
3 ilo
Xamza oo qorshe xasaasi ah la wadaagay mas’uuliyiin ka socda Sacuudiga
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Xarunta Ilaalinta Fikirka iyo Ka-hortagga…
5 ilo
Madaxweynaha dalka mudane xasan oo dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka iyo Isbitaalka Ciidanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka…
2 ilo
Khubarada Qaramada Midoobay oo Sharci-darro ku Tilmaamay Xil-ka-qaadista Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Soomaaliya
Khubaro ka tirsan Qaramada Midoobay oo qaabilsan xuquuqda aadanaha iyo madaxbannaanida garsoorka ayaa si adag u cambaareeyay xil-ka-qaadistii…