XUSUUSTA KOOXDII WAABERI

Horseed Media

Caasimada Online
Warkasta waxay soo bandhigaysaa sawirro ka yimid ilo kala duwan, ka dibna hoos ayey u kala dhigaysaa halka warbixinnadu is taabtaan ama ku kala duwanaadaan.
Waxa hadda is beddelay71 warbixin
Guddiga doorashooyinka oo war cusub kasoo saaray doorashada K/Galbeed
Baydhaba (Caasimada Online) – Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa war cusub kasoo saaray howlaha la xiriira tirinta codadka doorashooyinka qof iyo cod ee ka dhacay…
Caasimada Online ayaa ku biirtay daboolidda sheekadan.
Eeg jadwalka buuxaWarbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
71 maqaal · 11 ilo
Galmudug iyo Villa Somalia ayaa kala fogaaday kadib tallaabo uu qaaday Madaxweyne Qoor Qoor, kaas oo buriyay magacaabistii Col. Maxamed Daahir. Tani waxay keentay in xaaladda siyaasadeed ee dalka ay kacsan tahay, iyadoo mucaaradka iyo dowladda dhexe ay isku dhaceen.
Si kooban
Sawirka guud ee daboolidda
Waxa warbixinnadu wada taabanayaan
- Muddooyinkii ugu dambeeyay waxaa isa soo tarayay eedeymaha loo jeedinayo Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku saabsan caburinta saxaafadda, xarigga wariyeyaasha iyo aamusinta codadka soo bandhigaya cabashooyinka shacabka, gaar ahaan kuwa…
Waxa ku kala duwan
- {"Caasimada Online": "Fokuska ayaa ah isbedelka siyaasadeed ee Galmudug iyo Villa Somalia, iyadoo sidoo kale la xusay xaaladda amni ee Muqdisho iyo dagaalka ka dhacay Dayniile.", "Shabelle Media": "Dhinaca Shabelle, waxaa xoogga la saaray iska horimaadka ka d...
Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Eeg waxa il walba ku darsatay, kadibna u gudub warbixinta asalka ah haddii aad rabto faahfaahin.
Guddiga Xuquuqda iyo Wasaaradda oo iska kaashanaya Muqdisho, Isniin, 4 Maajo 2026 – Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr.
Sir laga qarsoonaa? Maryan Qasim iyo Wasiirka Cadaaladda oo heshiis cusub gaaray
- SoDMA iyo QM oo xoojinaya ka-hortagga masiibooyinka Muqdisho, 05 May 2026 – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Marwo Shoko Noda, ayaa maanta…
"Fokuska ayaa ah isbedelka siyaasadeed ee Galmudug iyo Villa Somalia, iyadoo sidoo kale la xusay xaaladda amni ee Muqdisho iyo dagaalka ka dhacay Dayniile.
Dagaal culus oo caawa ka dhacay Muqdisho iyo mucaaradka oo…
- Muqdisho (Caasimada Online) – Dagaal xooggan ayaa caawa degmada Deyniile ku dhexmaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda federaalka iyo shacab careysan, kaas oo si adag u cambaareeyeen mucaaradka.
Maamulka warbaahinta Goobjoog ayaa si adag u cambaareeyay xarigga iyo afduubka ay ciidanka dawladda Soomaaliya u geysteen wariye Rowdo Xasan Taakile oo ka tirsan hawl-wadeennada Goobjoog.
Maamulka Goobjoog media group oo si ad u cambaareeyay xarigga wariye Rowda Xasan Taakile
- Muddooyinkii ugu dambeeyay waxaa isa soo tarayay eedeymaha loo jeedinayo Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku saabsan caburinta saxaafadda, xarigga wariyeyaasha iyo aamusinta codadka soo bandhigaya cabashooyinka shacabka, gaar ahaan kuwa…
Muqdisho – Iska horimaad saacado qaatay ayaa ka dhacay xaafadda Warlaliska ee degmada Dayniile, kadib markii shacabka deegaanka ah oo kasoo horjeeda barakicinta dowlada iyo ciidamada booliska ay isku dhaceen.
Nabdoon Xalane oo shacabka Dayniile ugu baaqay in ay dhulkooda difaacdaan
- Muqdisho – Xildhibaan Caano Nuug oo kamid ah mudanayaasha mucaaradka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay garab taagan yihiin shacabka laga barakiciyay magaalada Muqdisho.
Inta la xaqiijiyay ilaa afar ruux oo shacabka ah ayaa ku dhintay xiisad ilaa xalay ka taagnayd xaafadda Warlaliska ee… Sii akhri
Shacabka ku dhintay xiisadda Deyniile ee Muqdisho
- Maamuulka gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in la hakiyey duminta dhulkii ay shacabku degganayeen ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo sacaadihii la… Sii akhri
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa…
Soomaaliya iyo Bahrain oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal
- Ciidamo taabacsan Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Somalia Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa dhaqdhaqaaqyo xooggan…
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
71 warbixin · 09:37 ilaa 10:00 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Sir laga qarsoonaa? Maryan Qasim iyo Wasiirka Cadaaladda oo heshiis cusub gaaray
Guddiga Xuquuqda iyo Wasaaradda oo iska kaashanaya Muqdisho, Isniin, 4 Maajo 2026 – Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka…
Akhri isha3 saac ka dib
Dagaalka masiibooyinka: Soomaaliya oo qaadaysa tallaabo cusub oo UN la wadaagto
Soomaaliya oo qaadaysa tallaabo cusub oo UN la wadaagto
Akhri isha1 maalin ka dib
Dagaal culus oo caawa ka dhacay Muqdisho iyo mucaaradka oo…
Muqdisho (Caasimada Online) – Dagaal xooggan ayaa caawa degmada Deyniile ku dhexmaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda federaalka iyo shacab careysan…
Akhri isha2 maalin ka dib
Xasan Cali Kheyre oo ku eedeeyay madaxweyne Xasan inuu weerar ku qaaday Dayniile
Muqdisho (Caasimada Online) – Musharrax madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu weerar ku qaaday degmada…
Akhri isha2 maalin ka dib
Maamulka Goobjoog media group oo si ad u cambaareeyay xarigga wariye Rowda Xasan Taakile
Maamulka warbaahinta Goobjoog ayaa si adag u cambaareeyay xarigga iyo afduubka ay ciidanka dawladda Soomaaliya u geysteen wariye Rowdo Xasan Taakile…
Akhri isha2 maalin ka dib
Nabdoon Xalane oo shacabka Dayniile ugu baaqay in ay dhulkooda difaacdaan
Muqdisho – Iska horimaad saacado qaatay ayaa ka dhacay xaafadda Warlaliska ee degmada Dayniile, kadib markii shacabka deegaanka ah oo kasoo horjeeda…
Akhri isha2 maalin ka dib
Dowladda Soomaaliya oo si rasmi ah u bilowday beegsiga Wariyeyaasha iyo dhalinyarada ka hadla Arrimaha dhulboobka
Dowladda Soomaaliya oo si rasmi ah u bilowday beegsiga Wariyeyaasha iyo dhalinyarada ka hadla Ar…
Akhri isha2 maalin ka dib
Shacabka ku dhintay xiisadda Deyniile ee Muqdisho
Inta la xaqiijiyay ilaa afar ruux oo shacabka ah ayaa ku dhintay xiisad ilaa xalay ka taagnayd xaafadda Warlaliska ee… Sii akhri
Akhri isha2 maalin ka dib
Khasaaraha ka dhashay dagaalka Dayniile oo sii kordhay iyo xaaladda oo…
Muqdisho (Caasimada Online) – Xaaladda guud ee degmada Dayniile ayaa weli kacsan, kadib markii xalay uu ka dhacay dagaal culus oo u dhexeeyay ciidamo…
Akhri isha2 maalin ka dib
DF Soomaaliya oo la sheegay inay guryo u dhiseyso barakacayaasha
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirkii hore ee Batroolka Soomaaliya, ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Cabdirisaaq Maxamed Cumar…
Akhri isha2 maalin ka dib
Maxaa looga hadlay shirkii Golaha Wasiirrada ee maanta ?
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa looga hadlay xaaladda guud…
Akhri isha2 maalin ka dib
Golaha wasiirrada oo digniin kasoo saaray amniga Muqdisho xilli mucaaradka…
Muqdisho (Caasimada Onlin) – Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta shirkoodii caadiga ahaa ku yeeshay Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah…
Akhri isha2 maalin ka dib
Ra’iisul Wasaare Xamse oo siyaasiyiinta mucaaradka ku eedeeyay inay qalqal-gelinayaan amniga caasimadda
Ra’iisul Wasaare Xamse oo siyaasiyiinta mucaaradka ku eedeeyay inay qalqal-gelinayaan amniga caa…
Akhri isha2 maalin ka dib
Dowladda Federaalka oo hakisay burburintii dhulka Muqdisho
Maamuulka gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in la hakiyey duminta dhulkii ay shacabku degganayeen ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo sacaadihii la… Sii…
Akhri isha2 maalin ka dib
R/W Xamza oo jawaab culus siiyay mucaaradka DF + Video
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamza Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyay shirkii maanta ee Golaha Wasiirrada ayaa jawaab…
Akhri isha2 maalin ka dib
Khilaaf ka dhex qarxay Galmudug iyo Federaalka
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xilkii ka qaaday Taliyihii Booliska Galmudug Khaliif Cabdulle Maalin (Ilkacase), iyada oo xilkaas…
Akhri isha2 maalin ka dib
Galmudug iyo Villa Somalia oo kala fogaaday kadib tallaabo uu qaaday Qoor Qoor
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Maamulka Galmudug iyo Dowladda Federaalka ayaa haatan sii kala fogaaday, kadib tallaabo uu maanta qaaday Madaxweyne…
Akhri isha3 maalin ka dib
Xildhibaan Ka Tirsan Mucaaradka oo Taageero u Muujiyay Shacabka La Barakiciyay
Muqdisho – Xildhibaan Caano Nuug oo kamid ah mudanayaasha mucaaradka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay garab taagan yihiin shacabka laga…
Akhri isha3 maalin ka dib
Soomaaliya iyo Bahrain oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa…
Akhri isha3 maalin ka dib
Villa Somalia oo saraakiil iyo ciidan ay soo xushay dhigtay kontoroollada Muqdisho
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxtooyada Soomaaliya ayaa isbeddel ku sameysay saraakiisha iyo ciidamada ku sugan baraha koontaroolka ee laga soo…
Akhri isha3 maalin ka dib
Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay Qorshe Guryo Loogu Dhisayo 12,000 oo Qoys
Wasiirka Howlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Ayuub Ismaaciil ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay qorsheyneyso dhismaha xaafado casri…
Akhri isha3 maalin ka dib
Dagaal khasaare xooggan geystay oo ka qarxay Sanaag iyo S/LAND oo war kasoo saartay
Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumadda Somaliland ayaa si degdeg ah ugu baaqday in la joojiyo dagaal beeleed khasaare culus sababay oo ka dhacay…
Akhri isha3 maalin ka dib
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay Dib-u-dejin ah u Sameyneyso Dadkii laga Barakiciyay Muqdisho
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay Dib-u-dejin ah u Sameyneyso Dadkii laga Barakiciyay Muqdis…
Akhri isha3 maalin ka dib
Xogta shir Somaliland iyo Israa’iil ku dhex-maray Addis Ababa + Sawirro
Addis Ababa (Caasimada Online) – Wafuud ka kala socotay Somaliland iyo ganacsato Israa’iili ah ayaa kulan ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee dalka…
Akhri isha3 maalin ka dib
Ciidamadii Lafta-gareen oo wada duulaan ka dhan ah doorashada Baydhabo.
Ciidamo taabacsan Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Somalia Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa dhaqdhaqaaqyo xooggan…
Akhri isha3 maalin ka dib
Mucaaradka oo su’aal geliyay qorshaha DF uga dhuumaneyso ceebta ka taagan Muqdisho
Muqdisho (Caasimada Online) – Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa ka hadlay qorshaha Dowladda Federaalka ay ku wajahayso xiisadda ka taagan…
Akhri isha3 maalin ka dib
Maxaa ka jira in isku day dil ahaa uu ka badbaaday Khaliif Cabdiqaadir Macalin Nuur?
May 08(Jowhar) Sida uu qoray wargeyska Turkiga ee Hürriyet, kooxda Daltonlar ayaa lagu eedeeyay inay qorsheynayeen weerar ka dhan ah wasiir hore…
Akhri isha3 maalin ka dib
Xisbi ku hanjabay inuu ka baxayo doorashada Koonfur Galbeed + Sababta
Baydhabo (Caasimada Online) – Xisbiga siyaasadeed ee Sinnaanta iyo Caddaaladda (Sincad) ayaa ku hanjabay inuu ka bixi doono doorashada maamulka…
Akhri isha3 maalin ka dib
Farmaajo oo madaxweyne Xasan ugu baaqay inuu ka shaqeeyo hanaan doorasho oo loo dhan yahay
May 08(Jowhar) Madaxweynihii 9aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa war ka soo saaray xaaladda…
Akhri isha3 maalin ka dib
Soomaaliya oo Kusoo Bandhigtay Hormarrada Xuquuqul Insaanka Kulanka 52-aad ee UPR
Geneva, Switzerland – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiijo Maxamed Al-Makhzoumi iyo wafdi ballaaran oo ay…
Akhri isha3 maalin ka dib
Madaxweyne Xasan oo gaaray dalka Jabuuti
May 08(Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti…
Akhri isha3 maalin ka dib
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in ay 12 kun oo guri u dhisayso shacabka laga saaray dhulka dowladda
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in ay 12 kun oo guri u dhisayso shacabka laga saaray dhulka dow…
Akhri isha3 maalin ka dib
Ma Masiibo Cusub Baa? Khatarta Fayraska Hanta ee aan dawada lahayn oo dunida walaac ka abuurtay
MUQDISHO (GOOBJOOG) — Xilli caalamku uu weli la tacaalayo saamaynta masiibooyinkii caafimaad ee soo maray, waxaa soo kordhay walaac xooggan oo laga…
Akhri isha3 maalin ka dib
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo caawa ku hooyanaya dalka…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo caawa ku hooyanaya dalka…
Akhri isha3 maalin ka dib
Farmaajo oo qoraal xasaasi ah kasoo saaray xaaladda dalka, una digay Xasan
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa war ka soo saaray…
Akhri isha4 maalin ka dib
Dhirta iyo duurjoogta Somalia oo sii dabar go’aya
Muqdisho (Caasimada Online) – Tan iyo burburkii dowladnimada Soomaaliya ilaa xilligan la joogo, waxaa aad u naxdin leh nabaadguurka ku dhacay dhulkii…
Akhri isha4 maalin ka dib
Wasaaradda Maaliyadda JSL oo Muujisay Hoggaamin Tayo leh iyo Horumar la Taaban Karo
Qore Sacad Xarbi Hargeysa (Dawan) Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa mar kale muujisay hoggaamin hufan…
Akhri isha4 maalin ka dib
Kormeerka Wasiir ku Xigeenka Biyaha: Dardar-gelinta Biyo-Ballaadhinta ee Boorama
Dardar-gelinta Biyo-Ballaadhinta ee Boorama
Akhri isha4 maalin ka dib
“Dedaallada Imaaraadka Carabta iyo Diblumaasiyadda Cusub ee Aqoonsiga Somaliland” AN24
“Isbedelada Juqraafi-siyaasaddeed ee Geeska Afrika iyo Saamaynta Ictiraafka Somaliland” AN24 “Dawladda UAE oo Hogaaminaysa Hawl-gallada Caalamiga ah…
Akhri isha4 maalin ka dib
Ciidamo taageersan Lafta-gareen oo digniin culus ka soo saaray Baydhaba
Baydhaba (Caasimada Online) – Ciidamo taageersan maamulkii Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa digniin u diray shacabka Koonfur Galbeed, gaar…
Akhri isha4 maalin ka dib
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo tababar u soo xiray howl-wadeennada ka shaqeyn doona doorashada K/Galbeed
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo tababar u soo xiray howl-wadeennada ka shaqeyn doona door…
Akhri isha4 maalin ka dib
Hay’adaha caalamiga ah oo ku hanjabaya iney joojinayaan mashaariicda horumarineed ee Soomaaliya
May 09(Jowhar) Sida ay xaqiijiyeen ilo-wareedyada xog-ogaalka ah ee ku dhow hay’adaha caalamiga ah ee ka shaqeeya mashaariicda horumarinta…
Akhri isha4 maalin ka dib
Cabdi Mursal: “Waxaan ahay 70 jir, doorashada dadweynaha waxay ii horseedday rajo iyo mustaqbal ifaya”
“Waxaan ahay 70 jir, doorashada dadweynaha waxay ii horseedday rajo iyo mustaqbal ifaya”
Akhri isha4 maalin ka dib
Mucaaradka Muqdisho oo ka arrinsanaya abaabulka banaanbaxyada dhulka.
Siyaasiyiinta mucaaradka ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa ka arrinsanaya hanaanka ay u maarayn doonaan qabashada…
Akhri isha4 maalin ka dib
Soomaali ka mid ah dadka uu maamulka Trump ka ceshan doono dhalashada Mareykanka
Washington (Caasimada Online) – Maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa Jimcihii ku dhawaaqay inuu ballaarinayo ololaha dhalashada looga qaadayo…
Akhri isha4 maalin ka dib
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Danjiraha Dawladda Qatar u qaabilsan Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda…
Akhri isha4 maalin ka dib
Dagaalka Iiraan iyo sida uu saamaynta ugu yeeshay kororka weerarada burcad badeeda
Tan iyo dhammaadkii sannadkii 2023-kii, weerarada burcadbadeeda Soomaalida ayaa si weyn u kordha…
Akhri isha5 maalin ka dib
Maamulka Koonfur Galbeed oo saaka looga dareeray doorasho qof iyo cod
Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed ayaa saaka u dareeray doorasho qof iyo cod ah oo isku sidkan, taas oo lagu dooranayo… Sii akhri
Akhri isha5 maalin ka dib
Codbixinta doorashada QC oo ka bilaabatay deegaamada Koonfur Galbeed.
Qaar kamid ah bulshada deegaamada Maamulka Koonfur Galbeed Somalia ayaa subaxnimadii hore ee saaka u dareeray…
Akhri isha5 maalin ka dib
Tiradii ugu badnayd oo dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo saaka ka qeyb-galaya doorashada Koonfur Galbeed
Tiradii ugu badnayd oo dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo saaka ka qeyb-galaya doorashada Koonfur…
Akhri isha5 maalin ka dib
Doorashada Qof iyo Codka ah oo ka bilaabatay Koonfur Galbeed
Doorashada qof iyo codka ah ayaa si rasmi ah uga bilaabatay deegaannada Koonfur Galbeed, iyadoo shacabka si weyn ugu soo baxeen goobaha codbixinta…
Akhri isha5 maalin ka dib
Diyaar garowga doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool
Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta loo asteeyay, si ay uga qayb galaan doorashada golayaasha deegaanka…
Akhri isha5 maalin ka dib
Shacabka Koonfur Galbeed oo saakay u dareeray doorashooyinka qof iyo codka ah
Degaannada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed waxaa si rasmi ah saakay uga bilowday doorashooyinka isku sidkan ee Golaha Wakiillada iyo Golaha…
Akhri isha5 maalin ka dib
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Ka Digtay Abaabul Siyaasadeed oo Rabshado Wata
Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladdu ay ixtiraamayso xuquuqda dastuuriga…
Akhri isha5 maalin ka dib
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo Baydhabo ka daah-furay doorashooyinka isku sidkan ee Koonfur Galbeed
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo Baydhabo ka daah-furay doorashooyinka isku sidkan ee Koon…
Akhri isha5 maalin ka dib
Guddoomiye Aaden Madoobe oo codkiisa ka dhiibtay Baydhabo
Musharax Madaxweyne, ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe, xildhibaanno iyo wasiirro ka tirsan XFS ayaa ka codeeyay magaalada…
Akhri isha5 maalin ka dib
Hoggamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeeray goobaha ay ka socoto cod-bixinta doorashooyinka
Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa kormeer shaqo ku tagay goobaha ay ka socoto…
Akhri isha5 maalin ka dib
Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo Kormeeray Goobaha Doorashada
Baydhabo – ggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa kormeer shaqo ku tagay goobaha ay…
Akhri isha5 maalin ka dib
SOOMAALIYA MA WAXAY U BAAHAN TAHAY DOORASHO QOF IYO COD AH MISE MID HUFAN?
Doorasho dadban iyo doorasho qof iyo cod ah labaduba waa nidaam doorasho oo mid kasta la musuqmaasuqi karo, sidoo kalana si hufan loo qaban karo.
Akhri isha5 maalin ka dib
Doorashooyin ka bilowday Koonfur Galbeed iyo Aadan Madoobe oo…
Baydhabo (Caasimada Online) – Waxaa maanta deegaannada Koonfur Galbeed si rasmi ah uga bilowday doorashooyin qof iyo cod ah oo lagu soo dooranayo…
Akhri isha5 maalin ka dib
Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod
Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod
Akhri isha5 maalin ka dib
Guddiga doorashooyinka oo tirinaya codadkii laga dhiibtey Koonfur Galbeed.
Guud ahaanba goobihii codbixinta degmooyinka Koonfur Galbeed ayaa soo geba geboobay ayadoo ay bilaabatay Tirinta Codadka…
Akhri isha6 maalin ka dib
Xikmadaha
• Haddii aad ballan qaaddo, oofi ballantaada; Daacadnimadu waa hantida ugu qiimaha badan • Markaad hadasho, fikir; markaad xanaaqdo, aamus.
Akhri isha6 maalin ka dib
Waxyeelada Aqoondarada Iyo Bulshada!
Mid ka mid ah, macallimiinta dhiga Jaamacadda dalka Koonfur Afrika ayaa ardaydiisa oo ka koobnayd heerarka aqoonta ee kala duwan (Degree, Master…
Akhri isha6 maalin ka dib
Mashruuca Tog-Wajaalle: Isku-xidhka Ganacsiga Geeska Afrika” The TT
Qore Axmed M. Saleebaan Hargeysa (Dawan) Warbixin ay daabacday Warbaahinta The Tanzania Times ayaa iftiimisay horumar weyn oo laga sameeyay xoojinta…
Akhri isha6 maalin ka dib
Wasiirka Warfaafinta oo Sheegay in Gobolka Awdal Laf-dhabar u Yahay Dhismaha Qaranka JSL
Barkhad Jaamac Batuun, ayaa si faahfaahsan uga hadlay kaalinta taariikhiga ah ee gobolka Awdal ku leeyahay dhismaha, horumarka iyo jiritaanka qaranka…
Akhri isha6 maalin ka dib
Timeless Africa: “Somaliland Waxay Noqotay Xuddunta Ganacsiga iyo Furaha Siyaasadda Badda Cas”
“Somaliland Waxay Noqotay Xuddunta Ganacsiga iyo Furaha Siyaasadda Badda Cas”
Akhri isha6 maalin ka dib
XUSUUSTA KOOXDII WAABERI
Xaafaddan waxa la yidhaahdaa Carwadii Hore [ex-fiyore], waa hoyga Hobolladii Qaranka ee Waaberi. Kuwani waa guryihii ay degganaayeen hablihii…
Akhri isha7 maalin ka dib
Suurta-galnimada in Shariqah ka go’do Imaaraadka Carabta
Maamulka Shaariqah ayaa la sheegay inuu ka go'i karo isbaheysiga 7-da Imaaradood, iyadoo xiisad…
Akhri isha7 maalin ka dib
Guddiga doorashooyinka oo shaaciyay in la soo gabagabeeyay tirinta codadka doorashadii Koonfur Galbeed
Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay in tirinta codadka doorashadii Koonfur Galbeed la…
Akhri isha7 maalin ka dib
Guddiga doorashooyinka oo war cusub kasoo saaray doorashada K/Galbeed
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay in tirinta codadka doorashooyinka…
Akhri ishaDaboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
2 ilo
Muxuu daaran yahay safarka guddoomiye Sacdiya Salaad ee Baydhabo.
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo…
3 ilo
Dhiirrigelin iyo Qiimeyn Amni oo Wasiirka Gaashaandhigu ku sameeyay Ceeldheer
(Ceeldheer, 05/07/2026) – Waxaan maanta halkaan ku joognaa degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaas oo uu kormeer shaqo ku yimid Wasiirka…
1 il
Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wasiirro iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Galmudug
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala…
3 ilo
Madaxda Dowladda Federalka ah ee Somalia oo gaarey Baydhabo.
Madaxweynaha Dowladda Federalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Somalia Xamse Cabdi…
1 il
Hawlgal ka dhan ah Khawaarijta oo Shabeelaha hoose laga fuliyey
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degaano hoostaga magaalada Sablaale ee gobolka Shabeellaha hoose.