Xog: Mucaaradka oo diiday dalab uga yimid Madaxweyne Xasan Sheekh
Warka si kooban
20 ilbiriqsiWaxa dhacay
Xubnaha siyaasiyiinta mucaaradka oo maalmihii ugu dambeeyay kulamo ka waday gudaha magaalada Muqdisho ayaa ka biyo diiday dalab culus oo uga yimid Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo codsaday in wada-hadal toos ah ay la galaan, si looga hadlo khilaafka siyaasdeed ee ka dhashay hannaanka doorashooyink dalka.
Sida ay sheegtay Caasimada Online ↗- Ilaha
- 1
- Warbixinnada
- 2
- Luqadaha ilaha
- Soomaali
- Isku ekaanshaha
- Warbixinno kala duwan
Tirada warbixinnadu ma aha tirada xaqiijinta madax-bannaan.

Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
20 Nofeembar 2026 14:50 – 21 Nofeembar 2026 07:01 · UTC
Warbixinnada ugu dambeeyay ayaa horreeya. Waqtiyadu waa UTC.
16 saac ka dib
Xog: Mucaaradka oo diiday dalab uga yimid Madaxweyne Xasan Sheekh
Xubnaha siyaasiyiinta mucaaradka ee Muqdisho ayaa diiday dalab uga yimid Madaxweyne Xasan Sheekh…
Akhri ishaWarbixintii ugu horreysay
Xasan oo dabacsanaan u muujiyay mucaaradka, kuna wargeliyay arrin uu ogolaaday
Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muujiyay dabacsanaan hoggaamiyeyaasha mucaaradka si loo…
Akhri ishaHabraacSida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Sida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Sheekooyinka waxa lagu muujiyaa luqaddooda asalka ah haddii turjumaad kaydsan aysan jirin
- Soo koobid AI
- Warka weli kooxdan uma diyaarin soo koobid
- Xaaladda hubinta
- Hubin dadweyne lama diiwaangelin
- Warbixinnadu waxay u muuqdaan inay ka hadlayaan dhacdo ama horumar isku dhow.
- Sheekooyinku waxay wadaagaan calaamado qayb ama gobol oo dadweyne.
- Warbixinnada waxaa lagu daabacay waqti isku dhow.
- Calaamad dhacdo ama dhibic kooxayn oo dadweyne ayaa jirta.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; marka taas dhacdo, soo koobidda AI-ga waa laga saaraa bogga, waxaana hadha oo kaliya warbixinta ilaha. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Daboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
2 ilo
Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray Waddada Jamhuuriya ee isku xirta Kaaraan iyo Gubadleey
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray Waddada Jamhuuriya oo isku xirta degmooyinka…
4 ilo
Imaaraadka iyo Soomaaliya oo isku adeegsaday hadalladii ugu adkaa iyo khilaafka oo sii xoogeysanaya
Khilaafka diblumaasiyadeed ee labada dhinac ayaa u muuqda mid sii xoogeysanaya oo welib gaaraya heer la isku adeegsado hadallo adag.
2 ilo
Xogta kulan ka dhacay Villa Somalia oo Xasan Sheekh la yeeshay…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Agaasimaha Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Barwaaqa-sooranka…
2 ilo
Hoggaamiyaha Galmudug oo hoygiisa ku booqday Ugaas Xasan Ugaas Maxamed
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa caawa hoygiisa magaalada Dhuusamareeb ku booqday Ugaas Xasan Ugaas Maxamed…
4 ilo
Wasaaradda Arrimaha dibadda oo qaaday tallaabo ka dhan ah Imaaraadka kadib khudbadii Xasan
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo dhan ah dowladda Imaaraadka Carabta, kadib markii shalay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud…