Warbixinno isku dhafan3 ilo · 5 sheekooyin 3 toddobaadyo kahor Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo aqbalay Go’aankii Maxkamadda Sare Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo fulinaya awoodihiisa Dastuuriga ah, kuna dhaqmaya sharciga doorashooyinka Qaranka, sharciga dhisidda Guddiga iyo sharciga Ururada iyo Xisbiyada, habraacyada, xeernidaamiyayaasha iyo tilmaamaha sharciga waxa uu u taagan yahay mabaadiidda hirgalinta doorashooyinka Xor iyo xalaal ah, hufan oo ay muwaadiniinta si siman uga qaybgalaan. Kadib markii uu helay Guddigu […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (62%) Somali National TV Hiiraanweyn BBC Somali Baadh daboolidda buuxda Warbixinnadu way is taabtaan3 ilo · 3 sheekooyin 3 bilo kahor Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Kulankii Ugu Horreeyay ee Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoosteeda Mara Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Kulankii Ugu Horreeyay ee Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoosteeda Mara Nayroobi, Kenya – 22 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta qabatay kulankii ugu horreeyay ee Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoosteeda Mara (Submarine Cable Landing Technical Working Group – […] The post Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Kulankii Ugu Horreeyay ee Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoosteeda Mara first appeared on Radio Dalsan .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (72%) Radio Dalsan Somali National TV Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 3 bilo kahor Xiliga Doorashada Guddoonka Goleyaasha Degmooyinka Banaadir oo la shaaciyey Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u shaacisay maalinta la qabanayo Doorashada Guddoonka Goleyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (69%) Horseed Media Somali National TV Jowhar Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 6 sheekooyin 3 bilo kahor Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Masar ee Arrimaha Afrika Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali ayaa Maanta Xafiiska ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Carabta ee dalka Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika Mudane Maxamed Kariim Fu’aad Shariif. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee labada dal, hirgelinta iyo horumarinta […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (68%) Somali National TV Jowhar Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 7 sheekooyin 3 bilo kahor Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali ayaa kulan doceed la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Arrimaha Socdaalka iyo Jaaliyadaha Masaarida ee Dibadda ee Jamhuuriyadda Carabta Masar Dr. Badr Abdelatty, intii uu socday Shirka Wasiirrada Afrika iyo Kuuriya ee ka socda magaalada Seoul. Labada Wasiir ayaa ka […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (67%) Somali National TV Shabelle Media Radio Dalsan Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 6 sheekooyin 2 bilo kahor Muqdisho oo si weyn looga xusayo 1-da Luuliyo Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu dabaaldagayo maalinta Qaran ee 1-da Luuliyo oo ku asteysan Midowga dalka iyo xoriyadda gobollada Koonfureed oo maanta laga joogo 66-sano. Munaasabadda waxaa ka qaybgalaya madaxda Qaranka, ciidamada qalabka sida iyo qaybaha bulshada, waxaana lagu soo bandhigayaa farshaxan sare iyo cudud ciidan oo muujinaysa sida ay ciidanka […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (66%) Somali National TV Horseed Media Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 3 bilo kahor Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha Sanduuqa Qaranka ee Maalgelinta Cimilada (National Climate Fund – NCF) oo kaashanaya Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha (MoEWR), isla markaana ay taageerayso Hay’adda Caalamiga ah ee Biyaha (GWPSA), ayaa si guul leh magaalada Muqdisho ugu qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha Magaalooyinka ee u Adkaysiga Isbeddelka Cimilada iyo Barnaamijka Maalgashiga Biyaha Soomaaliya (Somalia […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (65%) Somali National TV Radio Dalsan Caasimada Online Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 4 bilo kahor Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay shacab lagu laayay duleedka Kismaayo May 26(Jowhar)Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa walaac xooggan ka muujiyay dhacdadii ka dhacday deegaanka Digta Margoos ee gobolka Jubbada Hoose, taas oo la sheegay inay sababtay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah. Iyadoo la gudanayo waajibaadka dastuuriga ah ee ilaalinta iyo dabagalka xuquuqda aadanaha, Guddigu wuxuu bilaabay baaritaan hordhac […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (65%) Jowhar Somali National TV Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 4 bilo kahor Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgashay Shirweynaha ITF ee Jarmalka Leipzig – Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qeybgashay Shirweynaha Sanadlaha ah ee Madasha Caalamiga ah ee Arrimaha Gaadiidka, International Transport Forum (ITF), oo lagu qabtay magaalada Leipzig intii u dhaxeysay 6–8 May. Soomaaliya waxaa shirkan ku matalayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Cumar Afrax, kaas oo ka qeyb galay […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (65%) Shabelle Media Radio Dalsan Somali National TV Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 5 sheekooyin 2 bilo kahor Wasiirka Gaashaandhigga oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka XDS oo gaaray degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Axmed Macalin Fiqi, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaas oo ay ka socdaan dadaallo lagu ciribtirayo Khawaarijta, isla markaana ay ka jiraan horumarro dhanka amniga ah. Kormeerkan ayaa ujeeddadiisu ahayd u […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (64%) Somali National TV Horseed Media Radio Dalsan Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 3 bilo kahor Beesha caalamka oo bayaan culus ka soo saartay muranka doorashada Soomaaliya Muqdisho (Caasimada Online) – Beesha caalamka ayaa walaac ka muujisay xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, waxayna ugu baaqday madaxda Soomaalida inay si degdeg ah ugu laabtaan wadahadal, islamarkaana ay heshiis ka gaaraan hannaan doorasho oo lagu wada qanacsan yahay. War-saxaafadeed wadajir ah oo kasoo baxay xubno ka tirsan beesha caalamka, kuna taariikheysan 1-da June […] The post Beesha caalamka oo bayaan culus ka soo saartay muranka doorashada Soomaaliya appeared first on Caasimada Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (64%) Caasimada Online Horseed Media Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 4 bilo kahor Taliye ku xigeenka Ciidanka Dhulka oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga gobolka Bay Taliye ku xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Cabdullaahi Xuseen Aadan (Ciro), ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga gobolka Bay iyo xoojinta wada shaqeynta hay’adaha amniga ee ka howlgala gobolkaasi. Kulanka waxaa kasoo qeyb galay Taliyaha Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Taliyaha Qeybta Booliiska gobolka Bay, Taliyaha Qeybta Hay’adda […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (64%) Somali National TV Shabelle Media Radio Dalsan Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 6 sheekooyin 1 bil kahor Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Isimmada dhaqanka ee deegaannada Waqooyi Bari Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Laascaanood ku qaabilay Isimmada dhaqanka ee deegaannada Waqooyi Bari. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in maalintii labaad ee uu ku sugan yahay Laascaanood uu kulan miro-dhal ah la yeeshay Isimmada, kaas oo looga hadlay dowlad-dhisidda, xoojinta nabadda iyo midnimada dalka.Wuxuu bogaadiyay doorka muhiimka […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (63%) Somali National TV Puntland Post Radio Dalsan Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 4 sheekooyin 3 bilo kahor Muxuu yahay ujeedada safarka madaxweyne Xasan Sheekh ee Jabuuti? Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti, halkaasi oo… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (63%) Puntland Post Horseed Media Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 3 bilo kahor Puntland oo Mamnuucday Mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka iyo Ciidamo Aan ka Tirsaneyn Puntland Garoowe – Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dowladda Puntland ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku shaacisay go’aanno cusub oo la xiriira amniga, la-dagaallanka tahriibka, iyo dhaqdhaqaaqa mas’uuliyiinta iyo ciidamada ku sugan deegaannada Puntland. Go’aannadan ayaa ka soo baxay shir ay yeesheen Guddiga Amniga Puntland iyo wasaaradaha la shaqeeya, waxaana lagu sheegay in lagu xoojinayo amniga […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (63%) Shabelle Media Puntland Post Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 4 sheekooyin 3 bilo kahor Madaxweyne Deni oo diiday in ay su’aalo weydiiyaan xildhibaanada Puntland Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta khudbad dhinac badan taabanaysa ka jeediyay furintaanka kalfadhiga 58-aad ee Baarlamanka ayaa diiday in… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (62%) Puntland Post Shabelle Media Puntland Mirror Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 3 bilo kahor DFS oo shaacisay in la soo afjaray hawlgalkii ka dhanka ahaa Sheekh Shariif & Khayre. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamada Ammaanka ay soo gabagabeeyeen hawlgal socday 48 saacadood, kaas…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (62%) Horseed Media Puntland Post Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 4 sheekooyin 4 bilo kahor Safiirka Turkiga oo la kulmay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Muqdisho, 21, May, 2026— Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Türkiye u fadhiya Soomaaliya, Alper Aktaş, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee iskaashiga iyo walaaltinimo ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Türkiye, gaar ahaan dhinacyada Warfaafinta, Dhaqanka iyo […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (62%) Shabelle Media Jowhar Radio Dalsan Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 3 bilo kahor Madaxweynaha Somalia oo gaarey Magaalada Addis-ababa. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (61%) Horseed Media Shabelle Media Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 3 bilo kahor Dowlada Puntland oo amar kasoo saartay ciidamada Federaalka Dowlada Puntland ayaa sheegtay in ciidamo kamid ah kuwa Federaalka aysan ka hawlgeli karin ama dhaq-dhaqaaq ka sameyn karin gobalada Puntland, go'aankan oo kasoo baxay shirkii Golaha Wasiirada ee Puntland.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (61%) Horseed Media Puntland Post Jowhar Baadh daboolidda buuxdaBogga 4 - waxaa muuqda 20 ka mid ah 95