283 isbarbardhigyo diyaar ah · Dhammaan. Arag sida warbaahin kala duwan uga hadlaan hal sheeko, halka warbixinnadu is taabtaan, iyo halka xoogga uu isu beddelo.
Sabti, 5, Sept 2026 {HMC} Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in la xiray sarkaal ka tirsan ciidamada oo lagu eedeeyay inuu tacaddi u geystay maxbuus ka tirsanaa Al-Shabaab, kaddib markii muuqaalka falkaasi lagu baahiyay baraha bulshada. Wasiirka ayaa sheegay in sarkaalka la qabtay saacado kaddib markii muuqaalka lagu faafiyay baraha bulshada, isla […] The post Dowladda Soomaaliya oo sarkaal ciidan u xirtay tacaddiga maxbuus Shabaab ah. appeared first on HMC Somalia News .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (52%)
Muqdisho ( Raxanreeb Online_ Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdifitaax Qaasim, ayaa sheegay in dowladda federaalku aysan marnaba ku dhawaaqin in Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), iyo Taliye Shub ay yihiin argagixiso. Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in dowladda aysan wax shaqo ah ku lahayn hadallada ama tallaabadii arrintaas la xiriirtay, isagoo meesha... The post Dowladda Soomaaliya oo beenisay in Lafta-gareen iyo Taliye Shub ay yihiin argagixiso appeared first on Raxanreeb Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (50%)
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya uu si cad ugu bareeray shirqoolo siyaasadeed xilli uu maanta si adag u cambaareeyay duqeyn uu sheegay in lagu bartilmaameedsaday guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed. Shariif ayaa sheegay in dhacdada guriga Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub) ay […] The post Sheekh SHARIIF: Xasan Sheekh wuxuu si cad ugu bareeray shirqoolo siyaasadeed appeared first on Caasimada Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (58%)
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Kulankii Ugu Horreeyay ee Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoosteeda Mara Nayroobi, Kenya – 22 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta qabatay kulankii ugu horreeyay ee Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoosteeda Mara (Submarine Cable Landing Technical Working Group – […] The post Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Kulankii Ugu Horreeyay ee Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoosteeda Mara first appeared on Radio Dalsan .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (72%)
Radio DalsanSomali National TVShabelle MediaBaadh daboolidda buuxda
Dowladda Mareykanka ayaa lagu soo waramayaa inay qorshaynayso inay magaalada Boosaaso ka dhigato xarun muhiim u ah howlgalladeeda militari ee ka socda Soomaaliya, gaar ahaan hawlgallada badda iyo kuwa ka dhanka ah kooxaha hubeysan ee ku sugan buuraleyda Calmiskaad.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (57%)
Leipzig – Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qeybgashay Shirweynaha Sanadlaha ah ee Madasha Caalamiga ah ee Arrimaha Gaadiidka, International Transport Forum (ITF), oo lagu qabtay magaalada Leipzig intii u dhaxeysay 6–8 May. Soomaaliya waxaa shirkan ku matalayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Cumar Afrax, kaas oo ka qeyb galay […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (65%)
Shabelle MediaRadio DalsanSomali National TVBaadh daboolidda buuxda
Muqdisho (Caasimada Online) – Beesha caalamka ayaa walaac ka muujisay xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, waxayna ugu baaqday madaxda Soomaalida inay si degdeg ah ugu laabtaan wadahadal, islamarkaana ay heshiis ka gaaraan hannaan doorasho oo lagu wada qanacsan yahay. War-saxaafadeed wadajir ah oo kasoo baxay xubno ka tirsan beesha caalamka, kuna taariikheysan 1-da June […] The post Beesha caalamka oo bayaan culus ka soo saartay muranka doorashada Soomaaliya appeared first on Caasimada Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (64%)