16 qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay Dalka Pakistan
Waxa dhacay
30 ilbiriqsiJimco 18, Sep 2026 {HMC} Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhimatay qaraxa, waxaana ka mid ah dadka dhintay saraakiil boolis ah.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Gaariga qarxay ayaa lagu weeraray masjid maanta xiligii lagu jiray saaladda Jimcaha.
- Sida ay sheegeen warbaahinta gudaha, waxaa weli socda howlaha gargaarka, waxaana suuragal ah in tirada wax ku noqotay weerarka ay sii kororto.
- Wasaaradda arrimaha gudaha Pakistan ayaa barteeda X ku sheegtay in qaraxa uu ka dhacay meel u dhow saldhigga booliska magaalada Kohat.
- Gaari walxaha qarxa lagu soo xiray ayaa loo adeegsaday weerarka oo ka dhacay magaalada Kohat oo ku taal Waqooyi Bari Pakistan.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn

Qodobbada warbixinta
Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahQoraalka asalka ah
Jimco 18, Sep 2026 {HMC} Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhimatay qaraxa, waxaana ka mid ah dadka dhintay saraakiil boolis ah. Gaari walxaha qarxa lagu soo xiray ayaa loo adeegsaday weerarka oo ka dhacay magaalada Kohat oo ku taal Waqooyi Bari Pakistan.
Gaariga qarxay ayaa lagu weeraray masjid maanta xiligii lagu jiray saaladda Jimcaha. Markaas kaddib dagaal ayaa bilowday oo u dhexeeyay kuwa weerarka soo qaaday iyo boolilska.
Sida ay sheegeen warbaahinta gudaha, waxaa weli socda howlaha gargaarka, waxaana suuragal ah in tirada wax ku noqotay weerarka ay sii kororto.
Wasaaradda arrimaha gudaha Pakistan ayaa barteeda X ku sheegtay in qaraxa uu ka dhacay meel u dhow saldhigga booliska magaalada Kohat. Wasaaradda oo aan cadeyn tirada dhibanayaasha ayaa tacsi u dirtay dadkii wax ku noqday weerarkaas.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · qof · dhacay · pakistan