Topic
Warkasta is tracking pakistan across 7 reports from 3 sources. Recent coverage touches politics, afghanistan, and degdeg, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Masar Badr Abdelatty ayaa wicitaano gooni-gooni ah la yeeshay dhiggiisa Pakistan, Cumaan iyo Soomaaliya Axaddii, isagoo ka hadlay kororka militariga ee gobolka, dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu yareynayo xiisadaha, iyo horumarrada Geeska Afrika iyo Badda Cas.
Dowladda Pakistan ayaa xaalad degdeg ah ku soo rogtay gobolka Khyber Pakhtunkhwa ee waqooyi-galbeed dalkaasi, tallaabadaas oo si weyn u saameynaysa maamulka gobolka oo ay hoggaamiso xisbiga Pakistan Tehreek-e-Insaf (PTI), ee uu leeyahay ra’iisul wasaarihii hore Imran Khan oo xiran.

Diyaarad gaar ah oo sidday maydadka badmaaxiintii u dhashay dalka Pakistaan iyo kuwa dhaawaca ah ayaa maanta oo Axad ah ka degtay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Jinnah ee magaalada Karachi. Diyaaradda ayaa sidday meydadka saddex badmaax oo Pakistani ah iyo afar shaqaale ah oo ku dhaawacmay markabka MT Honour 25,…
ISLAMABAD: Pakistan will provide Rs12.5 million ($44,000) and a house to each of the families of three Pakistani sailors killed during the recovery of a hijacked oil tanker off Somalia, Prime Minister Shehbaz Sharif’s office said on Friday.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Pakistan, Ishaq Dar ayaa ku dhawaaqay kulan degdeg ah oo ay yeelanayaan guddiga istaraatiijiyadda siyaasadeed iyo difaaca ee heshiiska Makkah. Kulanka ayaa imanaya xilli xiisad amni ay ka taagan tahay gobolka kadib weerarro ay Xuutiyiintu ku qaadeen gudaha Sacuudiga, waxaana la filayaa in xubnaha guddigu ay ka wada-hadlaan…
Pakistan ayaa duqeymo cirka ah ka fuliyay gudaha Afghanistan, iyadoo Islamabad ay sheegtay in weerarrada lagu bartilmaameedsaday xeryo iyo goobo ay ku dhuumanayeen kooxo hubeysan, isla markaana lagu dilay 22 dagaalyahan.

Dowladda Pakistan ayaa Arbacada maanta ah sheegtay inay socdaan dadaallo lagu soo celinayo meydadka saddex muwaadin oo Pakistani ah iyo badmaaxiinta kale ee ka badbaaday markabka MT Honour 25, oo muddo shan bilood ah ay haysteen burcad-badeed ka afduubatay xeebaha Soomaaliya. Markabka MT Honour 25 oo ka diiwaangashan Palau ayaa 21-kii…