Aadan Madoobe iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo daahfuray imtixaanka garsoorayaasha Koonfur Galbeed
Waxa dhacay
Hal il · Shabelle Media
Sheekh Aadan Madoobe iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ayaa daahfuray imtixaanka garsoorayaasha iyo xeer-ilaaliyeyaasha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Munaasabadda daahfurka imtixaanka oo lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Koonfur Galbeed ee magaalada Baydhabo, ayaa waxaa soo qabanqaabisay Wasaaradda Cadaaladda ee maamulka Koonfur Galbeed.
- Imtixaankan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu tayeynayo bahda garsoorka, kor loogu qaadayo aqoonta iyo kartida garsoorayaasha iyo xeer-ilaaliyeyaasha, isla markaana lagu xoojinayo hannaanka cadaaladeed ee maamulka Koonfur Galbeed.
- Ka qeybgalka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan Ibraahim Iidle Sulaymaan, ayaa muujinaya taageerada hay’adaha garsoorka federaalka ay siinayaan horumarinta nidaamka cadaaladda ee dowlad-goboleedyada iyo dhismaha hannaan garsoor oo hufan, ku dhisan caddaalad iyo isla-xisaabtan.
- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in caddaaladdu ay tahay tiirka dowladnimada iyo ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta, isaga oo adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la helo garsoorayaal iyo xeer-ilaaliyeyaal leh aqoon, karti iyo hufnaan shaqo.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo xoojiyo awoodda garsoorka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Munaasabadda daahfurka imtixaanka oo lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Koonfur Galbeed ayaa waxaa soo qabanqaabisay Wasaaradda Cadaaladda.
- Imtixaankan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu tayeynayo bahda garsoorka, kor loogu qaadayo aqoonta iyo kartida garsoorayaasha iyo xeer-ilaaliyeyaasha.
- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in caddaaladdu ay tahay tiirka dowladnimada.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Baydhabo – Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka, Garyaqaan Ibraahim Iidle Sulaymaan, iyo Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe), ayaa si wadajir ah u daahfuray imtixaanka garsoorayaasha iyo xeer-ilaaliyeyaasha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Munaasabadda daahfurka imtixaanka oo lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Koonfur Galbeed ee magaalada Baydhabo, ayaa waxaa soo qabanqaabisay Wasaaradda Cadaaladda ee maamulka Koonfur Galbeed.
Imtixaankan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu tayeynayo bahda garsoorka, kor loogu qaadayo aqoonta iyo kartida garsoorayaasha iyo xeer-ilaaliyeyaasha, isla markaana lagu xoojinayo hannaanka cadaaladeed ee maamulka Koonfur Galbeed.
Ka qeybgalka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan Ibraahim Iidle Sulaymaan, ayaa muujinaya taageerada hay’adaha garsoorka federaalka ay siinayaan horumarinta nidaamka cadaaladda ee dowlad-goboleedyada iyo dhismaha hannaan garsoor oo hufan, ku dhisan caddaalad iyo isla-xisaabtan.
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in caddaaladdu ay tahay tiirka dowladnimada iyo ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta, isaga oo adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la helo garsoorayaal iyo xeer-ilaaliyeyaal leh aqoon, karti iyo hufnaan shaqo.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Sheekh Aadan Madoobe iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ayaa daahfuray imtixaanka garsoorayaasha iyo xeer-ilaaliyeyaasha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Qodobada muhiimka ah
- Sheekh Aadan Madoobe iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ayaa daahfuray imtixaanka garsoorayaasha iyo xeer-ilaaliyeyaasha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
- Munaasabadda daahfurka imtixaanka oo lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Koonfur Galbeed ayaa waxaa soo qabanqaabisay Wasaaradda Cadaaladda.
- Imtixaankan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu tayeynayo bahda garsoorka, kor loogu qaadayo aqoonta iyo kartida garsoorayaasha iyo xeer-ilaaliyeyaasha.
- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in caddaaladdu ay tahay tiirka dowladnimada.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku lug leh garsoorka.
- Eedeymaha ku saabsan saameynta imtixaanka ee nidaamka cadaaladda ma ahan kuwo madax-bannaan oo la xaqiijiyay.
- Faahfaahin gaar ah oo ku saabsan tirada ka qaybgalayaasha ama habka imtixaanka lama bixiyo.
Gunaanadka akhristaha
Daahfurka imtixaanka garsoorayaasha iyo xeer-ilaaliyeyaasha waa tallaabo lagu hagaajinayo nidaamka cadaaladda ee Koonfur Galbeed.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo xoojiyo awoodda garsoorka?
- Sidee loo qiimeyn doonaa guusha imtixaanka?
- Ma jiraan waxqabadyo kale oo la qorsheeyay ka dib imtixaanka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · sare · koonfur · galbeed
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada