Topic
Warkasta is tracking Garsoorka across 13 reports from 5 sources. Recent coverage touches Galmudug, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Okt 31 (Jowhar)- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay saraakiil ciidan oo hoggaaminaysay ciidamadii ku dagaallamay deegaanka Jameeco ee gobolka Baay, kaddib markii la sheegay in baaritaan lagu sameynayo sababihii keenay khasaaraha iyo dib-u-dhaca ku yimid difaacyadii ciidanka. Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in xabsiga loo dhaadhiciyay Gaashaanle Xasan Kaafi, oo ah Abaanduulaha Guu
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maxkamadda Sare ee dalka ka codsatay in 15 maalmood oo dheeraad ah loo siiyo qareennada dowladda si ay uga jawaabaan dacwadda la xiriirta Dastuurka cusub ee Soomaaliya, taas oo uu gudbiyay madaxweynihii hore ee dalka, Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Codsigan ayaa yimid xilli maanta oo Khamiis ah ay ku beegnayd maalintii…

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa dil toogasho oo ah qisaasta marxuum Sarreeye Guuto Salaad Maxamed Guuleed ku xukuntay Dable Boolis Jamaal Xasan Cabdulle, oo la sheegay inuu geystay dilka taliyihii hore ee hoggaanka Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda Booliska Soomaaliyeed. Sidoo kale, maxkamaddu waxay Mustaf Xuseen Guure oo loo yaqaan Kaamil ku xukuntay…

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambays ah u ansixisay natiijada doorashada Golaha Wakiillada dowlad-goboleedka HirShabeelle, taas oo uu markii hore si KMG ah ugu dhawaaqay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha. Go’aankan oo ku taariikhaysan 19-ka October 2026 ayaa soo baxay kadib markii maxkamaddu dib u…

Muqdisho, 19-ka Oktoobar 2026 – Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixisay natiijada doorashada Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, kaddib markii uu Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sharif Sheikh Ahmed ayaa codsi ka gudbiyay Maxkamadda Sare isagoo raadinaya in la baajiyo isbeddelada Dastuurka Kumeelgaarka ah ee Soomaaliya, isagoo diiday jadwalka doorashada 2027 ee cusub iyo digniin ka bixiyay in khilaafka uu horseedi karo doorashooyin is barbar socda iyo khilaaf bulsho.
Guddiga doorashada Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay guuleystayaasha doorashada baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug Talaadadii ka dib markii maxkamadda sare ay ansixisay natiijooyinka doorashooyinka dib u dhacday ee 30-ka Sebtembar.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan la qaatay Guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka, kaas oo diiradda lagu saaray dib-u-eegista iyo casriyeynta Sharciga Ciqaabta Soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan muhiim ah la qaatay Guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka. Kulanka oo uu ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa diiradda lagu…
Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u ansixisay natiijada doorashada ku-celiska ah ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug, kaddib markii…
Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka Soomaaliya, Avv. Burhaan Aadan Cumar, ayaa qoraal rasmi ah u diray Guddoomiyaha Golaha Sare ee Garsoorka Dalka ahna Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee…

Maxkamad ku taalla magaalada Mainz ee dalka Jarmalka ayaa diidday codsi degdeg ah oo ay haweeney Soomaali ah oo 38 jir ah ku doonaysay in lagu hakiyo go’aanka loogu masaafurinayo dalkeeda hooyo, kaddib markii lagala noqday aqoonsigii qaxootinimo ee ay haysatay, isla markaana uu dhacay sharcigii degenaanshaheeda. Haweeneydan ayaa hore muran…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Afghanistan ayaa si rasmi ah u diidday waarannada xarigga ee Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah (ICC) ay soo saartay, kuwaas oo lagu beegsaday afar masuul oo sare oo ka tirsan Taliban.