Aflagadadu ma dambi ayay ka tahay Soomaaliya?
Waxa dhacay
Hal il · BBC Somali
Sacdiyo Macalin Xassan, oo loo yaqaan Sacdiyo Bajaaj, ayaa maxkamadda gobolka Banaadir la hor keenay iyadoo lagu eedeeyay kicin dadwayne iyo aflagaado madaxeed.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Maalinimadii shalay maxkamadda gobolka Banaadir waxaa la hor keenay Sacdiyo Macalin Xassan oo ku magac dheer Sacdiyo Bajaaj taa oo muddo ka badan bil ku xiran xabsi ku yaalla magaalada Muqdisho.
- Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa ku soo eedeeyay Sacdiyo laba eedeymood oo kala ahaa kicin dadwayne iyo aflagaado madaxeed.
- Balse qareenka Sacdiya ayaa sheegay in ay is hortaag ku sameeyeen eedeymaha loo soo jeediyay Sacdiyo, taa oo sida uu sheegay uu u ogolaanayo sharcigu.
- "Hadii qofka eedeysanaha ah uu fahmiyo waayo eedda, ama eedda naftirkeeda qaabkii la rabay aysan u qornayn oo uu sharcigu tilmaamayay, wuxuu xaq u leeyahay in uu ka keeno is-hortaag," ayuu yiri abuukaate Cali Xalane oo u doodayay Sacdiyo.

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Sacdiyo Bajaaj ayaa muddo ka badan bil ku xiran xabsi ku yaalla Muqdisho.
- Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa ku soo eedeeyay laba eedeymood.
- Qareenka Sacdiyo ayaa sheegay in ay is hortaag ku sameeyeen eedeymaha loo soo jeediyay.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Aflagadadu ma dambi ayay ka tahay Soomaaliya?
Maalinimadii shalay maxkamadda gobolka Banaadir waxaa la hor keenay Sacdiyo Macalin Xassan oo ku magac dheer Sacdiyo Bajaaj taa oo muddo ka badan bil ku xiran xabsi ku yaalla magaalada Muqdisho.
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa ku soo eedeeyay Sacdiyo laba eedeymood oo kala ahaa kicin dadwayne iyo aflagaado madaxeed.
Balse qareenka Sacdiya ayaa sheegay in ay is hortaag ku sameeyeen eedeymaha loo soo jeediyay Sacdiyo, taa oo sida uu sheegay uu u ogolaanayo sharcigu.
"Hadii qofka eedeysanaha ah uu fahmiyo waayo eedda, ama eedda naftirkeeda qaabkii la rabay aysan u qornayn oo uu sharcigu tilmaamayay, wuxuu xaq u leeyahay in uu ka keeno is-hortaag," ayuu yiri abuukaate Cali Xalane oo u doodayay Sacdiyo.
"Ilaahey amarkii anagu waxaan fursad u helanay inaan is hortaag ka keeno eedii maanta. Is-hortaageeniina waa ay maxkmaddu ku qanacday," ayuu raaciyay hadalkiisa.
Sababaha u fududeeyay is-hortaagaas ayuu ku sheegay in ay ka mid tahay in ay dalbadeen faahfaahinta la xiriirta labada eedeymood, sida waqtiyada iyo cidda rasmiga ah ee laga galay.
Hadaba, Soomaaliya ma waxaa jira sharci dambi ka dhigaya in aad aflagaadeyso qof, shacab ama madax kuu ahaadaba.
Si aan wax oga ogaano arrrintaan ayaan waraysanay sharciyqaan Maxamed Cabdi Kadiye ayay BBC-du ka waraysatay arrinkaan.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- BBC Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: world · general · dambi · tahay · aflagadadu