Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Shabelle Mediageneral

AFRICOM iyo Militariga Nigeria oo Sheegay inay Dileen in Ka Badan 200 oo Boko Haram iyo Daacish ka Tirsan

Abuja – Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) iyo militariga Nigeria ayaa sheegay inay si wadajir ah u fuliyeen howlgallo lagu beegsaday kooxaha Boko Haram iyo Daacish ee ka dagaallama waqooyi-bari Nigeria, kuwaas oo lagu dilay in ka badan 200 xubnood oo ka tirsan kooxahaasi. AFRICOM ayaa qoraal ay ku baahisay barta X ku sheegtay […]

SO
AFRICOM iyo Militariga Nigeria oo Sheegay inay Dileen in Ka Badan 200 oo Boko Haram iyo Daacish ka Tirsan
Sawir / xog muuqaal ah · Shabelle Media

Akhris kooban

Macnaha qormada

Maxaa dhacay

  • Abuja – Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) iyo militariga Nigeria ayaa sheegay inay si wadajir ah u fuliyeen howlgallo lagu beegsaday kooxaha Boko Haram iyo Daacish ee ka dagaallama waqooyi-bari Nigeria, kuwaas oo lagu dilay in ka badan 200 xubnood oo ka tirsan kooxahaasi. AFRICOM ayaa qoraal ay ku baahisay barta X ku sheegtay […]

Xaddidaadda isha

  • Tani waa warbixin hal il ah oo ka timid Shabelle Media.

Gunaanadka akhristaha

U akhri tan sida warbixin ka timid hal daabace; sheegashooyinka muhiimka ah waxay u baahan karaan in ilo kale lala barbardhigo.

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Shabelle Media

Abuja – Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) iyo militariga Nigeria ayaa sheegay inay si wadajir ah u fuliyeen howlgallo lagu beegsaday kooxaha Boko Haram iyo Daacish ee ka dagaallama waqooyi-bari Nigeria, kuwaas oo lagu dilay in ka badan 200 xubnood oo ka tirsan kooxahaasi.

AFRICOM ayaa qoraal ay ku baahisay barta X ku sheegtay in howlgaladaasi ay qayb ka yihiin dadaallada lagu wiiqayo kooxaha xiriirka la leh Daacish ee ka howlgala qaaradda Afrika.

“AFRICOM oo sii xoojinaysa iskaashiga ay la leedahay Nigeria waxay fulisay howlgallo ka dhan ah dagaalyahannada Daacish ee waqooyi-bari Nigeria. Howlgalladaasi waxay meesha ka saareen in ka badan 200 argagixiso, waxaana ku jiray hoggaamiye sare oo lagu magacaabo Abu Bilal al-Minuki,” ayaa lagu yiri qoraalka AFRICOM.

Afhayeenka Xarunta Difaaca Nigeria, Samaila Mohammed Uba, ayaa sheegay in weerarrada wadajirka ah ay si weyn u wiiqeen awoodda kooxaha argagixisada, iyadoo la burburiyay saldhigyo, xarumo saadka lagu keydiyo iyo goobo ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyaadka.

Isha: Shabelle Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Shabelle Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralmilitarigadaacishharam
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.

La socodsii

Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.