Topic
Warkasta is tracking militariga across 1 report from 1 source. Recent coverage touches sare and socday, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Talaado 15 Sep 2026 {HMC} Taliyaha Taliska Taakulaynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Maxamed Maxamuud Xuseen Garabey, iyo Taliyaha Taliska Tababarka iyo Doktrinka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Axmed Ciise Axmed, ayaa Labada Talis ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Ciidanka Militariga Dowladda Masar. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga la