Amniga madaxweyne Xasan Sheekh oo aad loo adkeeyay – Maxaa cusub?
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Amniga madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn loo adkeeyay iyadoo la kordhiyay tirada ciidamada ilaaladiisa gaarka ah kadib digniino amni oo ka soo baxay Muqdisho iyo dalka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Madaxweynaha ayaa dhaq-dhaqaaqiisa gudaha Muqdisho waxaa kasoo muuqday gawaarida gaashaaman iyo kuwa loo yaqaan Cabdi-bilaha oo ay saaran yihiin qoryaha dhashiikaha, kuwaas oo qeyb ka ah kolonyada ilaalisa madaxweynaha.
- Xasan Sheekh ayaa horay u sheegay in magaalada Muqdisho ay ka mamnuuc tahay in lagu dhex wato gawaarida ay saaran yihiin qoryaha culus.
- Hase yeeshee, sawirro iyo muuqaalo laga soo qaaday ilaalada gaarka ah ee madaxweynaha ayaa haatan muujinaya iyagoo adeegsanaya gawaarida gaashaaman ee ay ku rakiban yihiin qoryaha culus.
- Arrimahan ayaa kusoo beegmaya xilli ay kasii dareyso xiisadda siyaasadeed ee dalka, ayna soo baxayaan digniino amni oo ku saabsan xaaladda magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalka.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin khataraha gaarka ah ee sababay in la kordhiyo amniga?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Amniga madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn loo adkeeyay iyadoo la kordhiyay tirada ciidamada ilaaladiisa gaarka ah.
- Dhaq-dhaqaaqiisa madaxweynaha gudaha Muqdisho waxaa kasoo muuqday gawaarida gaashaaman iyo kuwa loo yaqaan Cabdi-bilaha oo ay saaran yihiin qoryaha dhashiikaha.
- Xasan Sheekh ayaa horay u sheegay in magaalada Muqdisho ay ka mamnuuc tahay in lagu dhex wato gawaarida ay saaran yihiin qoryaha culus.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Isbeddel weyn ayaa lagu sameeyay hannaanada lagu sugo amniga Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo la kordhiyay tirada ciidamada ilaaladiisa gaarka kadib markii ay soo baxeen digniino la xiriira xaaladda amni ee magaalada Muqdisho iyo dalka.
Madaxweynaha ayaa dhaq-dhaqaaqiisa gudaha Muqdisho waxaa kasoo muuqday gawaarida gaashaaman iyo kuwa loo yaqaan Cabdi-bilaha oo ay saaran yihiin qoryaha dhashiikaha, kuwaas oo qeyb ka ah kolonyada ilaalisa madaxweynaha.
Xasan Sheekh ayaa horay u sheegay in magaalada Muqdisho ay ka mamnuuc tahay in lagu dhex wato gawaarida ay saaran yihiin qoryaha culus. Madaxweynaha ayaa sidoo kale xusay in xaaladda amni ee caasimaddu ay wanaagsan tahay, sidaas darteedna aan loo baahnayn tallaabooyin cabsi gelin kara ama qalqal ku abuuri kara shacabka.
Hase yeeshee, sawirro iyo muuqaalo laga soo qaaday ilaalada gaarka ah ee madaxweynaha ayaa haatan muujinaya iyagoo adeegsanaya gawaarida gaashaaman ee ay ku rakiban yihiin qoryaha culus. Ciidamadaasi ayaa sidoo kale inta ay kolonyada madaxweynaha waddooyinka maraysay xakameeyay isu socodka gawaarida iyo dadka.
Arrimahan ayaa kusoo beegmaya xilli ay kasii dareyso xiisadda siyaasadeed ee dalka, ayna soo baxayaan digniino amni oo ku saabsan xaaladda magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalka. Hase yeeshee, xogtan si madax-bannaan looma xaqiijin karo, waxaana weli jira kala duwanaansho ku saabsan heerka ay gaarsiisan tahay xaaladda amni ee caasimadda.
Qoraal uu bilowgii bishan baahiyay Taliyihii hore ee booliska Soomaaliya ayuu ku sheegay in dalka ay ka jirto xaalad amni oo u baahan feejignaan, iyadoo hadalkaas kusoo beegmayo xilli la arkayo isbeddelka ku yimid habka loo sugayo amniga madaxweynaha.
Arrintan ayaa dhalisay su’aalo ku saabsan sababta keentay in dib loo adeegsado gawaarida gaashaaman iyo qoryaha culus ee la soo muuqday kolonyada madaxweynaha, xilli Xasan Sheekh uu horey u sheegay in aan loo baahnayn in gawaarida noocaas ah lagu sugo amniga madaxda, gaar ahaan magaalada Muqdisho.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Amniga madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn loo adkeeyay iyadoo la kordhiyay tirada ciidamada ilaaladiisa gaarka ah kadib digniino amni oo ka soo baxay Muqdisho iyo dalka.
Qodobada muhiimka ah
- Amniga madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn loo adkeeyay iyadoo la kordhiyay tirada ciidamada ilaaladiisa gaarka ah.
- Dhaq-dhaqaaqiisa madaxweynaha gudaha Muqdisho waxaa kasoo muuqday gawaarida gaashaaman iyo kuwa loo yaqaan Cabdi-bilaha oo ay saaran yihiin qoryaha dhashiikaha.
- Xasan Sheekh ayaa horay u sheegay in magaalada Muqdisho ay ka mamnuuc tahay in lagu dhex wato gawaarida ay saaran yihiin qoryaha culus.
- Arrimahan ayaa kusoo beegmaya xilli ay kasii dareyso xiisadda siyaasadeed ee dalka, ayna soo baxayaan digniino amni oo ku saabsan xaaladda magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan xaaladda amniga.
- Jawaab ka timid dowladda ma jirto oo ku saabsan tallaabooyinka amniga la kordhiyay.
- Maqaalku wuxuu xusayaa kala duwanaansho ku saabsan heerka amniga ee Muqdisho.
Gunaanadka akhristaha
Tallaabooyinka amniga ee madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn u adkeeyay iyadoo ay jiraan walaacyo sii kordhaya oo ku saabsan amniga Muqdisho.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin khataraha gaarka ah ee sababay in la kordhiyo amniga?
- Sidee bulshada u arki doontaa joogitaanka qoryaha culus ee magaalada?
- Maxay yihiin saameynta amniga la kordhiyay ee xiisadaha siyaasadeed ee dalka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · xasan · amniga · sheekh