AU oo ka walaacsan fashilka wada-hadaladii Xalane ee DFS iyo Mucaaradka
May 16(Jowhar) Midowga Afrika ayaa walaac ka muujiyay fashilkii ku yimid wada-hadalladii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxda Mucaaradka ku dhexmaray Magaalada Muqdishu. Midowga Afrika ayaa ka digay in labada dhinac ay kala fogaadaan, wuxuuna ugu baaqay in markale dhinacyada siyaasadda ay si deg-deg ah dib ugu laabtaan miiska wada-hadalka iyadoo fursad la siinayo isu […]

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
May 16(Jowhar) Midowga Afrika ayaa walaac ka muujiyay fashilkii ku yimid wada-hadalladii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxda Mucaaradka ku dhexmaray Magaalada Muqdishu.
Midowga Afrika ayaa ka digay in labada dhinac ay kala fogaadaan, wuxuuna ugu baaqay in markale dhinacyada siyaasadda ay si deg-deg ah dib ugu laabtaan miiska wada-hadalka iyadoo fursad la siinayo isu tanaasul labada dhinac.
Wuxuu bayaanka Midowga Afrika sidoo kale lagu soo dhoweeyay dadaallada diblomaasiyadeed ee xubnaha beesha caalamka, kuwaasi oo ujeedkoodu yahay xalinta khilaafka Soomaaliya
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan