Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Baanka Adduunka oo Labo Arin ku amaanay Soomaaliya in ay kaga horeyso Wadamada Africa.
Sabti, 29, August 2026 {HMC} Baanka Adduunka ayaa shaacaka qaaday in Soomaaliya hormuud u tahay dalalka bariga iyo koofurta Afrika, marka la eego heerka isticmaalka iyo ka faa’iidaysiga maalgelinta & mashaariicda. Baanka ayaa caddeeyay in aanay jirin lacago la celiyay ama la joojiyay sababo la xidhiidha musuqmaasuq ama maamul xumo darteed, tani oo timi ka […] The post Baanka Adduunka oo
Waxa muhiimka ah
- Sabti, 29, August 2026 {HMC} Baanka Adduunka ayaa shaacaka qaaday in Soomaaliya hormuud u tahay dalalka bariga iyo koofurta Afrika, marka la eego heerka isticmaalka iyo ka faa’iidaysiga maalgelinta & mashaariicda.
- Baanka ayaa caddeeyay in aanay jirin lacago la celiyay ama la joojiyay sababo la xidhiidha musuqmaasuq ama maamul xumo darteed, tani oo timi ka […] The post Baanka Adduunka oo Labo Arin ku amaanay Soomaaliya in ay kaga horeyso Wadamada Africa.
- appeared first on HMC Somalia News .

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Sabti, 29, August 2026 {HMC} Baanka Adduunka ayaa shaacaka qaaday in Soomaaliya hormuud u tahay dalalka bariga iyo koofurta Afrika, marka la eego heerka isticmaalka iyo ka faa’iidaysiga maalgelinta & mashaariicda.
Baanka ayaa caddeeyay in aanay jirin lacago la celiyay ama la joojiyay sababo la xidhiidha musuqmaasuq ama maamul xumo darteed, tani oo timi ka dib eedeyntii Raysal wasaare hore Kheyre, sida uu weriyey Dawan Afruka.
The post Baanka Adduunka oo Labo Arin ku amaanay Soomaaliya in ay kaga horeyso Wadamada Africa. appeared first on HMC Somalia News .
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.