Topic
Warkasta is tracking adduunka across 6 reports from 3 sources. Recent coverage touches koobka, 2026, and afar, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Sabti, 29, August 2026 {HMC} Baanka Adduunka ayaa shaacaka qaaday in Soomaaliya hormuud u tahay dalalka bariga iyo koofurta Afrika, marka la eego heerka isticmaalka iyo ka faa’iidaysiga maalgelinta & mashaariicda. Baanka ayaa caddeeyay in aanay jirin lacago la celiyay ama la joojiyay sababo la xidhiidha musuqmaasuq ama maamul xumo darteed, tani oo timi ka […] The post Baanka Adduunka oo

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids The post Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026 first appeared on Radio Dalsan .

Xulka Spain ayaa markii labaad ku guuleystay tartanka Koobka Adduunka 2026, kaddib markii uu hal iyo eber kaga adkaatay xulka… Sii akhri

Xulka Argentina ayaa iska xaadiriyay wareegga afar dhammaadka ee Koobka Adduunka, kaddib markii uu saddex gool iyo hal kaga adkaatay… Sii akhri

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah. The post Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka first appeared on Radio Dalsan .

Xulka qaranka Faransiiska ayaa gaaray afar dhammaadka Koobka Adduunka 2026, kaddib markii uu u awood sheegtay xulka Marooko oo ahaa… Sii akhri