Baarlamaanka Puntland oo baaq u diray beesha caalamka
Waxa dhacay
Hal il · Puntland Post
Baarlamaanka Puntland ayaa soo saaray baaq ku aaddan biyaha fadhiya magaalada Gaalkacyo, isaga oo arrintaas ku tilmaamay aafo bini’aadantinimo oo u baahan in degdeg wax looga qabto.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Go’aan la gaarayBaarlamaanka Puntland wuxuu magacaabay guddi gaar ah oo loo xilsaaray u-qareemidda, la socodka iyo korjoogtaynta dadaallada lagu hirgelinayo mashruuca biyo-saarka magaalada Gaalkacyo.
- Cidda ay saamaysaySidoo kale Goluhu wuxuu ugu baaqay ganacsatada, culimada, qurbajoogta iyo guud shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Puntland in ay ka qaybqaataan biyo-saarka magaalada Gaalkacyo.
- Golaha Wakiillada Puntland wuxuu ugu baaqay Qaramada Midoobay, hay’adaha caalamiga ah ee horumarinta, deeqbixiyeyaasha iyo hay’adaha maaliyadeed in ay gacan ka gaystaan mashruuca biyo-saarka magaalada Gaalkacyo.
- Goluhu wuxuu baaqay xukuumadda Puntland in ay biyo-saarka Gaalkacyo ka dhigto mudnaanta koowaad ee mashaariicda horumarineed ee dowladda, islamarkaana qaado tallaabo degdeg ah oo wax looga qabanayo musiibadaas.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee xukuumadda Puntland ay qaadi doonto si ay uga jawaabto baaqa Baarlamaanka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Golaha Wakiillada Puntland wuxuu ugu baaqay Qaramada Midoobay, hay’adaha caalamiga ah ee horumarinta, deeqbixiyeyaasha iyo hay’adaha maaliyadeed in ay gacan ka gaystaan mashruuca biyo-saarka magaalada Gaalkacyo.
- Goluhu wuxuu baaqay xukuumadda Puntland in ay biyo-saarka Gaalkacyo ka dhigto mudnaanta koowaad ee mashaariicda horumarineed ee dowladda.
- Baarlamaanka Puntland wuxuu magacaabay guddi gaar ah oo loo xilsaaray u-qareemidda, la socodka iyo korjoogtaynta dadaallada lagu hirgelinayo mashruuca biyo-saarka magaalada Gaalkacyo.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Baarlamaanka Puntland ayaa maanta soo saaray baaq ku aaddan biyaha fadhiya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, isaga oo arrintaas ku tilmaamay aafo bini’aadantinimo oo u baahan in degdeg wax looga qabto.
Golaha Wakiillada Puntland wuxuu ugu baaqay Qaramada Midoobay, hay’adaha caalamiga ah ee horumarinta, deeqbixiyeyaasha iyo hay’adaha maaliyadeed in ay gacan ka gaystaan mashruuca biyo-saarka magaalada Gaalkacyo.
Goluhu wuxuu baaqay xukuumadda Puntland in ay biyo-saarka Gaalkacyo ka dhigto mudnaanta koowaad ee mashaariicda horumarineed ee dowladda, islamarkaana qaado tallaabo degdeg ah oo wax looga qabanayo musiibadaas.
Sidoo kale Goluhu wuxuu ugu baaqay ganacsatada, culimada, qurbajoogta iyo guud shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Puntland in ay ka qaybqaataan biyo-saarka magaalada Gaalkacyo.
Dhanka kale Baarlamaanka Puntland wuxuu magacaabay guddi gaar ah oo loo xilsaaray u-qareemidda, la socodka iyo korjoogtaynta dadaallada lagu hirgelinayo mashruuca biyo-saarka magaalada Gaalkacyo, kuwaas oo kala:
1. Xildhibaan Cabdiweli Yuusuf Warsame – guddoomiye
2. Xildhibaan Yaasiin Jaamac Cumar – xubin
3. Xildhibaan Mowliid Abokor Caafi – xubin
4. Xildhibaan Mursal Maxamuud Cabdi – xubin
5. Xildhibaan Cabdiqaadir Xasan Siciid – xubin.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Baarlamaanka Puntland ayaa soo saaray baaq ku aaddan biyaha fadhiya magaalada Gaalkacyo, isaga oo arrintaas ku tilmaamay aafo bini’aadantinimo oo u baahan in degdeg wax looga qabto.
Qodobada muhiimka ah
- Baarlamaanka Puntland ayaa soo saaray baaq ku aaddan biyaha fadhiya magaalada Gaalkacyo, isaga oo arrintaas ku tilmaamay aafo bini’aadantinimo oo u baahan in degdeg wax looga qabto.
- Golaha Wakiillada Puntland wuxuu ugu baaqay Qaramada Midoobay, hay’adaha caalamiga ah ee horumarinta, deeqbixiyeyaasha iyo hay’adaha maaliyadeed in ay gacan ka gaystaan mashruuca biyo-saarka magaalada Gaalkacyo.
- Goluhu wuxuu baaqay xukuumadda Puntland in ay biyo-saarka Gaalkacyo ka dhigto mudnaanta koowaad ee mashaariicda horumarineed ee dowladda.
- Baarlamaanka Puntland wuxuu magacaabay guddi gaar ah oo loo xilsaaray u-qareemidda, la socodka iyo korjoogtaynta dadaallada lagu hirgelinayo mashruuca biyo-saarka magaalada Gaalkacyo.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha xukuumadda Puntland ama dhinacyada kale.
- Eedeymaha ku saabsan xaaladda bini’aadantinimo iyo baahida wax looga qabto waxay ku saleysan yihiin kaliya hadallada Baarlamaanka Puntland.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan xaaladda Gaalkacyo.
Gunaanadka akhristaha
Baarlamaanka Puntland ayaa si firfircoon u raadinaya caawimaad ku saabsan musiibada biyaha ee Gaalkacyo, taas oo muujinaysa baahiyo bini’aadantinimo oo degdeg ah.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee xukuumadda Puntland ay qaadi doonto si ay uga jawaabto baaqa Baarlamaanka?
- Sidee ayay beesha caalamka uga jawaabi doontaa codsiga Baarlamaanka Puntland ee gacan ka geysashada?
- Maxay yihiin saameynta suurtagalka ah ee xaaladda biyaha fadhiya ee dadka deegaanka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · baaq · puntland · baarlamaanka