Topic
Warkasta is tracking puntland across 31 reports from 6 sources. Recent coverage touches politics, soo, and xasan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casuumaad rasmi ah u fidiyay Golaha Mustaqbalka, xisbiga Nabad & Nolol iyo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta la filayaa inuu hortago Baarlamaanka Puntland, halkaas oo uu khudbad kaga jeedin doono xaaladda siyaasadeed ee Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya, xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka kala dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya. Deni ayaa la filayaa inuu ka hadlo muranka siyaasadeed ee la xiriira dastuurka, hannaanka doorashooyinka dalka

MUQDISHO, Soomaaliya (WDN) — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay hogaamiyaha dhaqanka Puntland Islaan Ciise Islaan Maxamed xarunta madaxtooyada habeenkii Sabtida si ay uga wada hadlaan weerar dhimasho leh oo ka dhacay xeebta gobolka Nugaal kaasoo la sheegay in uu dilay 13 qof, iyadoo ay jiraan warar is khilaafsan oo ku saabsan aqoonsiga dhibanayaasha iyo wicitaano sii kordhaya oo ku aaddan mas'uuliyadda. Sida laga soo xigtay...

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ugu baaqay dhammaan qaybaha kala duwan ee Soomaaliya in ay isugu timaadaan shir deg… Sii akhri

Guddoomiyaha gobolka Mudug Cabdiweli Jibriil Bayle ayaa soo saaray amar mamnuucaya in Gaalkacyo iyo magaalooyinka kale ee gobolka dhexdooda lagu qaato… Sii akhri

Siyaasiga Guuleed Saalax Barre ayaa madaxweynaha cusub ee Galmudug, Liibaan Axmed Xasan (Liibaan Shuluq) ugu baaqay inuu xoogga saaro xoojinta xiriirka Puntland iyo Galmudug, nabadaynta gobolka Mudug iyo horumarinta wada-noolaanshaha bulshada. Guuleed ayaa madaxweynaha cusub ku tilmaamay oday nabaddoon ah oo muddo dheer ka soo shaqeynayay nabadda, dib-u-heshiisiinta i

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goordhaweyd oo galabta ah ku soo laabtay caasimadda Garoowe, kaddib safar uu muddo 41… Sii akhri

Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa qoraal ay soo saartay waxay ugu digtay dhammaan hay’adaha dowladda, shirkadaha isgaarsiinta, bangiyada, hay’adaha maaliyadda, shirkadaha… Sii akhri

Shaqaalaha dowladda ayaa la sheegay inay muddo siddeed bilood ah mushaar la'aan ku jireen sanadkan, taasoo keentay cabsi ah in dib u dhacyada mushaarka ee dheer ay riixaan adeegga rayidka ah ee horey u dhibaatoobay. GAROWE, Puntland (WDN) — Shaqaalaha dowladda Puntland ayaa wajahaya dhibaato dhaqaale oo sii kordheysa ka dib markii ay muddo bilaha badan mushaar la'aan ku jireen, sida ay sheegayaan mas'uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Shaqada iyo...

Puntland ayaa sheegtay in aysan muddo wax mushaar ah qaadan shaqaalaheeda, islamarkaana ay ka welwelsan tahay in ay shaqooyinka ka… Sii akhri

Wasaaradda waxbarashada Puntland ayaa wargelin ay soo saartay ku sheegtay in tartan loo galayo guddoomiyaasha waxbarashada heer iyo kormeerayaasha waxbarashada… Sii akhri

Puntland ayaa sheegtay in roobabka El Nino ay daadad ku soo rogeen magaalada Gaalkacyo, islamarkaana ay xiran yihiin goobaha muhiimka… Sii akhri

Dib u soo cusboonaaday weerarrada burcad-badeedda xeebaha Soomaaliya ayaa saameyn weyn ku yeeshay nolosha kalluumeysatada iyo ganacsatada ku nool magaalada Bandar Bayla ee Puntland, halkaas oo tallaabooyinka amniga, xarig, iyo xayiraado kalluumeysi la kulmay.

Puntland ayaa ku baaqday in la iska kaashado ka hortagga Dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo ku eedeysay inay waddo hannaan doorasho oo khatar gelin kara midnimada dalka. Baaqan ayaa imanaya xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Puntland oo si…

Roobab xoogan iyo kuwa dhexdhexaad ah ayaa la saadaalinayaa in ay todobaadkan (17–24 Oktoobar 2026) ka da’aan deegaanno ka tirsan… Sii akhri

Puntland ayaa ku baaqday in si wadajir ah loola diriro dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, taas oo ay… Sii akhri

Ciidamada badda Puntland ee PMPF ayaa sheegay in ay qabteen saddex doonyood oo si sharcidarro ah uga kalluumeysanayay xeebaha Puntland,… Sii akhri

Ciidamada Booliska Puntland oo howlgal gaar ah sameeyay ayaa gacanta kusoo dhigay eedeysane Mowliid Siciid Warsame (Dhakhare) oo loo haysto dad shacab ah oo dhawaan lagu laayay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Warsaxaafadeed kasoo baxay Taliska Booliska Puntland ayaa lagu sheegay in eedeysanaha uu gacanta ku jira la horgeyn doono…

Booliska Puntland ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen Mowliid Siciid Warsame (Dhakhare) oo lagu eedeynayo in uu maalintii axadda… Sii akhri

Ciidamada Booliska Puntland gaar ahaan Laanta Ilaalada Waddooyinka, ayaa ka digay khataraha ka dhalan kara safarrada waddooyinka waaweyn xilliga roobabka… Sii akhri

Puntland ayaa magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ka mamnuucday in ay hub ku dhexqaataan ciidamada iyo dadka shacabka. Amar ka… Sii akhri
Dowladda Soomaaliya waxay sheegtay in codbixinta Baarlamaanka ee Maarso 2026 ay dhammaystirtay dastuurka oo tan iyo 2012 ahaa mid ku meel gaar ah. Waxaa la ansixiyay xilli dalka dib u dhisayay ka dib dagaalkii sokeeye, waxayna ka tagtay qayb weyn oo awoodda u dhaxaysa dowladaha qaran iyo kuwa goboleed aan dhammaystirnayn. Puntland iyo Jubbaland, oo ka mid ah dowlad goboleedyada federaalka Soomaaliya, waxay diidan yihiin natiijada.

Puntland ayaa u hambalyeysay Sagal Cabdiweli Maxamuud oo ah gabar Soomaali ah oo loo doortay xubin ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska… Sii akhri

Iyada oo dowladda Kenya xaqiijisay kiiskii ugu horreeyay cudurka Ebola oo qof ugu geeriyooday magaalada Nairobi, ayaa Puntland soo saartay… Sii akhri

Ku-simaha madaxweynaha Puntland ahna madaxweyne ku-xigeenka Ilyaas Cismaan Osman Lugatoor ayaa shalay Garoowe kula kulmay wafdi ka socda dowladda Indonesia oo… Sii akhri

Ku-simaha madaxweynaha Puntland ahna madaxweyne ku-xigeenka Ilyaas Cismaan Osman Lugatoor ayaa shalay Garoowe kula kulmay wafdi ka socda dowladda Indonesia oo… Sii akhri

Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa shaqo joojin ku sameeyay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug, Maxamuud Muuse Bile (Fardafuul) kadib dhacdadii baxsashada maxaabiista burcad-badeedda. Taliyaha ayaa ku-meel-gaar ahaan lagu beddelay ku-xigeenkiisa, Ayuub Siciid Cali Dheeg, kaas oo hadda sii haya xilka Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug. Go’aanka shaqo joojin

Markabka SIBU 1/SEAMUL ayaa maanta la soo gaarsiiyay magaalada Boosaaso kadib markii maalmo ka hor laga soo furtay koox burcad-badeed ah oo ku haysatay xeebaha Puntland. Saraakiisha ciidamada Badda Puntland ee PMPF ayaa sheegay in markabka iyo shaqaalihiisu ay hadda ku sugan yihiin xaalad wanaagsan, iyadoo Taliye-ku-xigeenka Howl-gelinta ciidamada, Col. Maxamuud…
Duulimaadyada gudaha ee u dhexeeya Muqdisho iyo Puntland ayaa la hakiyay subaxnimadii Khamiista ka dib markii dowladda federaalka Soomaaliya ay bilowday in ay dhaqan geliso shuruud ah in rakaabka gudaha ay wataan kaarka aqoonsiga qaran ee NIRA.

Waxaa maanta oo ah 1-da Oktoobar guud ahaan dalka ka dhaqan-galay amarka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan in qof kasta oo raacaya diyaaradaha kuna safraya gudaha dalka uu wato Kaarka Aqoonsiga Qaranka eeNIRA. Tallaabadan ayay Dowladda Federaalka sheegtay inay uga gol-leedahay sida loo ilaalin lahaa manig dalka iyo la socodka…
Duulimaadyadii gudaha ee u kala gooshi jiray Puntland iyo Muqdisho ayaa saaka baaqday, kadib markii la sheegay in dowladda Soomaaliya ay soo rogtay shuruud ah in rakaabka gudaha dalka u kala safraya ay haystaan Kaarka Aqoonsiga Qaranka ee ay bixiso Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA).