Burundi oo qaadeysa wadadii Uganda xilli Soomaaliya wajahayso caqabado amni
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiBurundi waxay ka shaqeyneysaa inay ciidamadeeda ka saarto Soomaaliya ka hor dhammaadka muddada howlgalka AUSSOM, halka Uganda ay dhawaan la baxday ciidamadeedi u horreeyay.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Go’aan la gaarayQorshaha Burundi ayaa ku soo aadaya xilli AUSSOM ay haysato oggolaansho ay ku sii shaqeyso ilaa 31-ka December 2026, sida ku cad qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu yahay 2809, kaas oo la ansixiyay bishii December 2025, iyadoo howlgalka loo qorsheeyay inuu gaaro illaa 11,826 askari iyo boolis.
- Ciidamada Burundi ayaa Soomaaliya joogay tan iyo 2007-kii, xilligaas oo ay qeyb ka ahaayeen howlgalka AMISOM, waxaana muddada dheer ay si weyn ugu tiirsanaayeen taageerada saadka ee Qaramada Midoobay si ay u fuliyaan howl-galladooda iyo dhaqdhaqaaqyadooda gudaha Soomaaliya.
- Taageerada muhiimka ah waxaa bixiya Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), kaas oo ciidamada Midowga Afrika u fududeeya adeegyo ay kamid yihiin sahayda cuntada, shidaalka, gaadiidka iyo adeegyada caafimaadka, iyadoo taageeradan ay muhiim tahay xitaa marka la qorsheynayo bixitaanka ciidamada.
- AUSSOM ayaa haatan wajahaysa caqabado dhaqaale iyo kuwo la xiriira taageerada saadka, taas oo dhalisay doodo ku saabsan qaabka howlgalka loo sii wadi karo iyo muddada uu Soomaaliya ka sii shaqeyn doono.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Tirada saxda ah ee ciidamada Burundi ee la qorsheeyay in la saaro waa maxay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Burundi waxay ka shaqeyneysaa inay ciidamadeeda ka saarto Soomaaliya ka hor dhammaadka muddada howlgalka AUSSOM.
- Howlgalka AUSSOM waxaa loo oggolaaday inuu sii shaqeeyo ilaa 31-ka December 2026.
- Ciidamada Burundi ayaa Soomaaliya joogay tan iyo 2007-kii, xilligaas oo ay qeyb ka ahaayeen howlgalka AMISOM.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Mustaqbalka howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM ayaa wajahaya isbeddello cusub, iyadoo dowladda Burundi ay dadaal ugu jirto sidii ay ciidamadeeda uga saari lahayd Soomaaliya ka hor dhammaadka muddada howlgalka, xilli dowladda Uganda ay dhawaan la baxday ciidamadeedi u horreeyay, sida ay baahisay warbaahinta Africa Intelligence.
Qorshaha Burundi ayaa ku soo aadaya xilli AUSSOM ay haysato oggolaansho ay ku sii shaqeyso ilaa 31-ka December 2026, sida ku cad qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu yahay 2809, kaas oo la ansixiyay bishii December 2025, iyadoo howlgalka loo qorsheeyay inuu gaaro illaa 11,826 askari iyo boolis.
Ciidamada Burundi ayaa Soomaaliya joogay tan iyo 2007-kii, xilligaas oo ay qeyb ka ahaayeen howlgalka AMISOM, waxaana muddada dheer ay si weyn ugu tiirsanaayeen taageerada saadka ee Qaramada Midoobay si ay u fuliyaan howl-galladooda iyo dhaqdhaqaaqyadooda gudaha Soomaaliya.
Taageerada muhiimka ah waxaa bixiya Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), kaas oo ciidamada Midowga Afrika u fududeeya adeegyo ay kamid yihiin sahayda cuntada, shidaalka, gaadiidka iyo adeegyada caafimaadka, iyadoo taageeradan ay muhiim tahay xitaa marka la qorsheynayo bixitaanka ciidamada.
AUSSOM ayaa haatan wajahaysa caqabado dhaqaale iyo kuwo la xiriira taageerada saadka, taas oo dhalisay doodo ku saabsan qaabka howlgalka loo sii wadi karo iyo muddada uu Soomaaliya ka sii shaqeyn doono.
Haddii ciidamada Burundi ay ka baxaan Soomaaliya, tallaabadaasi waxay noqon kartaa isbeddel kale oo muhiim ah oo ku yimaada qaab-dhismeedka ciidamada Midowga Afrika, iyadoo dowladda federaalka ay waddo dadaallo ciidamada qaranka ugu diyaarinayso inay si buuxda ula wareegaan mas’uuliyadda amniga dalka.
Si kastaba, weli si rasmi ah looma shaacin tirada ciidamada Burundi ee la qorsheeyay in la saaro, waqtiga rasmiga ah ee bixitaankooda iyo goobta ay ka bixi doonaan, taas oo ka dhigeysa faahfaahinta qorshaha mid aan weli si buuxda loo ogeyn.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Burundi waxay ka shaqeyneysaa inay ciidamadeeda ka saarto Soomaaliya ka hor dhammaadka muddada howlgalka AUSSOM, halka Uganda ay dhawaan la baxday ciidamadeedi u horreeyay.
Qodobada muhiimka ah
- Burundi waxay ka shaqeyneysaa inay ciidamadeeda ka saarto Soomaaliya ka hor dhammaadka muddada howlgalka AUSSOM.
- Howlgalka AUSSOM waxaa loo oggolaaday inuu sii shaqeeyo ilaa 31-ka December 2026.
- Ciidamada Burundi ayaa Soomaaliya joogay tan iyo 2007-kii, xilligaas oo ay qeyb ka ahaayeen howlgalka AMISOM.
- Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya wuxuu bixiyaa taageero saadka muhiim ah oo loogu talagalay ciidamada Midowga Afrika.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma caddeynayo tirada saxda ah ee ciidamada Burundi ee la qorsheeyay in la saaro ama waqtiga rasmiga ah ee bixitaankooda.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid dowladda federaalka oo ku saabsan saamaynta ka dhalan karta bixitaanka Burundi.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay macluumaad ka yimid Africa Intelligence iyadoo aan la xaqiijin madax-bannaan.
Gunaanadka akhristaha
Bixitaanka suurtagalka ah ee Burundi ka Soomaaliya waxay si weyn u saameyn kartaa muuqaalka amniga ee gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Tirada saxda ah ee ciidamada Burundi ee la qorsheeyay in la saaro waa maxay?
- Goormaa bixitaanka rasmiga ah la filayaa?
- Saamaynta ka dhalan karta bixitaanka Burundi ee xaaladda amniga Soomaaliya waa maxay?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · diplomacy · diplomacy · uganda · burundi